Xubin Kamid ah Xisbiga Kulmiye oo eeddo ka difaacay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.
Xubin Kamid ah Xisbiga Kulmiye oo eeddo ka difaacay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.
Waxan donaya inan dhowr arimod kahadlo kuwasoo hadal hauntedu uma kabadanyahay
Isku shandhaynta dhawan madaxwaynuhu sameyay
Is afgarad laanta madaxwaynaha iyo xusbigisa iyo xusbiyada mucaridka ee udiyar garowga doroshoyinka isxanbarsan.
Coladi dhumay oo nabadeyntedi iyo gurmadkedi dowlado jarki lawaregen
Iyo arimo kaloo cusub oo wakhtigan tagan iyo xalada guud ee dalku maraya.
Hadaba hadan ku horeyo isku shandhaynta dhawan madaxwaynuhu sameyay oo aad ukobnayd taaso anan anigu aragti ahaan wax isbadala iga dhexmuqan wasir wasir lagu badalay iyadoo isbadalo wawayni soosocdan oo isku shandhayni inan lacabirikarin ilaa isbadaladu soo dhamadan dhinaca kale madaxwaynuhu waa nin waya araga intaynu garanayno inkabadan ayuu garanaya isaga howlihisa yaqana ciduu dirsanayo
Waana awood dasturku siyay cid bananka jogta lamamuli mayso dhinaca kale dowlada waa inan ujedoyinkeda shacbigu cabirikarin tana madaxwaynaha waanu kuhambalyeynayna
Arinta colada belaha dhumay iskudilay madaxwayne muse wakii yidhi cidkasto nabadeynta kaqaybqadankarta waa ufasax waayo coladani odayal labada dhinac laga dhariyo way kawayntahay dowlado ayaa kadanbeya inmelkasta loga yimado waxay somaliland umarkhatifuraysa inay arin adagtahay iyo haday iskunoqdanba halawada arko colada
Takale coladaha ceel afwayn iyo dhumay labaduba madaxwayne muse way kahoreyen sanado badan ayay socden xukumaduna laba dagalba way kahowl gashay midna halmar midna laba jeer
Xalada dalku mel fican ayay maraysa
Umada hadlaysa noloshoda iyo dhibatoyinka jira kama hadlane qalinka madaxwaynaha ayay kumashqulan
Gabagabadi xukumada muse waxyabo badanbay talashay
Waji kumacadhki
Tv kumacashki
Degan kumacashki
Caqil macashki
Qiyas kumacashki
Buuq kumacashki
Intasoo madaxtoyada mashqul kuhaysay ayaa albabka laga xidhay iyagibana qaylinaya cid danta umada usocotana majirto
Xukumadu dariqi dowladnimo ayay cagta saartay
Xukumada waxqabad ayuunbanu kasugayna
Shirjaraid iyo kofiyad bacle shacbigani way fahmene.
Siyaasi Axmed Gobanimo.
Leave a comment |
|
Xubin Kamid ah Xisbiga Kulmiye oo eeddo ka difaacay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.
Xubin Kamid ah Xisbiga Kulmiye oo eeddo ka difaacay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.