"...Madaxweyne Biixow si Xirfadaysanbaad uga Jawaabay Go'aankii Gacan-libaax, ee Mar hadaad Madaxtooyadiina Galbeedka u Rartay Wasiiradii Maqnaana soo celisay Magaca jamhuuriyadana badal". Siyaasi Axmed Like

0
Sunday November 11, 2018 - 17:00:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "...Madaxweyne Biixow si Xirfadaysanbaad uga Jawaabay Go'aankii Gacan-libaax, ee Mar hadaad Madaxtooyadiina Galbeedka u Rartay Wasiiradii Maqnaana soo celisay Magaca jamhuuriyadana badal". Siyaasi Axmed Like

    "...Madaxweyne Biixow si Xirfadaysanbaad uga Jawaabay Go'aankii Gacan-libaax, ee Mar hadaad Madaxtooyadiina Galbeedka u Rartay Wasiiradii Maqnaana soo celisay Magaca jamhuuriyadana badal". Siyaasi Axmed Like

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"...Madaxweyne Biixow si Xirfadaysanbaad uga Jawaabay Go'aankii Gacan-libaax, ee Mar hadaad Madaxtooyadiina Galbeedka u Rartay Wasiiradii Maqnaana soo celisay Magaca jamhuuriyadana badal". Siyaasi Axmed Like
"... Madaxweyne Biixi oo si Xirfadaysan uga Jawaabay Go'aankii Gacan-libaax, kadib markii dhan uu isu raacshay cabashadda Beeshii halkaa ku shirtay, taasoo kolkii hore wax ka dhinaayeen, balse hadda kamilan ama dhamaystiran.
Sidaana Madaxweynuhu waxa uu ku sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska maanta, kaasoo uu xilkii Wasaaradda Maaliyadda uu kaga qaaday Wasiirkii hore ee Maaliyadda oo kasoo jeeday deegaan ahaan beeshii halkaa ku shirtay.
Waxaan ku xasuusinayaa M/weyne Mar hadaad Madaxtooyadiina Galbeedka u Rartay Wasiiradii Maqnaana soo celisay  Magaca jamhuuriyadana badal. Waanad Asiibtay baanu ku leenahay".
Siyaasi Axmed Cali yare (Åxmed Like).  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured