Hungo Madhan Sidee Hawli kama tegin Habaarse u dheer. W/Q. Farxan Cali Xasan

0
Saturday November 10, 2018 - 19:35:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hungo Madhan Sidee Hawli kama tegin Habaarse u dheer. W/Q. Farxan Cali Xasan

    Hungo Madhan Sidee Hawli kama tegin Habaarse u dheer. W/Q. Farxan Cali Xasan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hungo Madhan Sidee Hawli kama tegin Habaarse u dheer. W/Q. Farxan Cali Xasan
Nin mayd ah nin siday ayuu maydkii ka dhacay, wuxuu yidhi walaahay hadduu sii go'ay 
 intii madaxweyne  somaliland soo martay madaxweynihii ugu magacaabista liitay waa muuse biixi, iyadoo lala yaabanaa taas ayaa maanta waxay taagan tahay Ta Dambaa Daran waabay ka sii dartay Dr Sacad waxaa maanta hungo madhan laga taagan yahay dekedii Berbera ee Qaran deeq meel ay ku dambaysay lama hayo waa Aafoyinka Sacad,waxaa kale oo iyana hungo Madhan laga taagan yahay Wasaaradii arrimaha Debeda , Marka loo bedelay Wasaarada Maaliyada iyana Ma hungo ayeynu ka rabna "Horaa loo yidhi Af Qalaad aqoontu miyaa, Mayee intuu Eebbe gesha"  Dhanka kale eeg Faraton Arrimaha Gudaha ayeynu , ogayn, Waxbarashada ayeynu arkayna, Arrimihii Debeda ayaa la geeyey , miyaanay yaab ahayn , Wuu mudnaa in yuusuf la bedelo laakiin miyaanu ogayn madaxweynuhu inay xeradiisu wada ul tahay Ul la qaatona aanay ku jirin maxaa la kala wareejiyaa ee meesha ugu jira, Madaxweyne lagaama eegayn inaad marka horeba kuwan u magacowdo dalka, lagagamana fadhiyin inĂ ad kuwii kala warwareejiso oo aad cimri dherer usii samayso, intii hore ee sanadka ahayd ayaa dhib ahayd waa mar labaadkii ay dawladaadu irbada dhashay.
Waxaan kusoo gebagebaynayaa Geeraarkii ahaa "Hargo Madhan Side Hawli Kama Tegin Habaarna u dheer".
ALLA HA SAHLO.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured