Kulan Diblumaasiyadeed oo Paris ku Dhex-maray Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Wasaarada Arrimaha Dibada Faransiiska...

0
Saturday November 10, 2018 - 00:03:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Diblumaasiyadeed oo Paris ku Dhex-maray Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Wasaarada Arrimaha Dibada Faransiiska...

    Kulan Diblumaasiyadeed oo Paris ku Dhex-maray Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Wasaarada Arrimaha Dibada Faransiiska...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan Diblumaasiyadeed oo Paris ku Dhex-maray Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Wasaarada Arrimaha Dibada Faransiiska...
Paris(Xogreebnews)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Md.  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi "Cirro", oo muddooyinkii u dambeeyey safar shaqo-qaran ah ku mareeyey qaar Kamid ah Waddamada Yurub, ayaa hadda ku sugan dalka Faransiiska caasimadiisa Paris. Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cirro, oo marti-qaad ka helay Wasaaradda arrimaha dibada ee dalka Faransiiska, ayaa kulan xasaasiya la qaatay Wasaaradda arrimaha dibada ee Faransiiska.
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, waxay masuuliyiinta Wasaaradda dibada ee Faransiiska ay si qoto-dheer uga wada-hadleen xidhiidhkii u dhexeeyey Somaliland Iyo Faransiiska waqtigii u xukumaayey Madaxweynihii hore Daahir Riyaale kaahin iyo Xisbigii Udub.
Hase-yeeshee uu meesha ka baxay xidhiidhkii Faransiiska iyo Somaliland markii uu gacanta u galay Xukunkii Somaliland Xisbiga Kulmiye, oo iyaggu Saaxiibadii siyaasada arrimaha dibada Somaliland Albaabada usoo xidhay.
Gudoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro, waxa ka Codsaday wasaaradda arrimaha dibada Faransiiska inay soo celiyaan xidhiidhkii saaxibtimo ee labada Wadan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured