Siyaasi Musharax-xildhibaan Cabdikhalaq Awal-bari oo Dawlada iyo Shicibka ugu Baaqay Inay Iska Kaashadaan Dhismaha Biriishka Dooxa-dacar Budhuq. "..DOOXA DACAR-BUDHUQ HALOO GURMADO DOWLAD & SHACABA".

0
Thursday October 25, 2018 - 21:49:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1073
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Musharax-xildhibaan Cabdikhalaq Awal-bari oo Dawlada iyo Shicibka ugu Baaqay Inay Iska Kaashadaan Dhismaha Biriishka Dooxa-dacar Budhuq. "..DOOXA DACAR-BUDHUQ HALOO GURMADO DOWLAD & SHACABA".

    Siyaasi Musharax-xildhibaan Cabdikhalaq Awal-bari oo Dawlada iyo Shicibka ugu Baaqay Inay Iska Kaashadaan Dhismaha Biriishka Dooxa-dacar Budhuq. "..DOOXA DACAR-BUDHUQ HALOO GURMADO DOWLAD & SHACABA".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Musharax-xildhibaan Cabdikhalaq Awal-bari oo Dawlada iyo Shicibka ugu Baaqay Inay Iska Kaashadaan Dhismaha Biriishka Dooxa-dacar Budhuq. "..DOOXA DACAR-BUDHUQ HALOO GURMADO DOWLAD & SHACABA".
Waa Galab Khamiis Ah Bisha October Ay Tahay 25 Sanadkuna Yahay 2018 Waxaan Safar Kaga Soo Baxay Magaalo Xeebeedka Berbera Anoo Usocda Dhanka Caasimada Hargeysa Waxaan Isi Soo Taagay DOOXA BADCAR-BURHUQ Waxaana Soconaayay DAAD Xoogan Waxaana Taagnaa Dadwayne Aad Ufara Badan & Gaadiid Xad Dhaaf Ah
Sida Aynu Wada Ognahay Dooxyada Waawayn Ee Biyo-mareenka Ahi Waxay Xiliyada Roobabku Da,ayaan Bulshada Ugaystaan Khasaare Wayn Oo Naf & Maalba Leh Sidoo Kale Biyaha Baaxadaas Leh Ee Socdaa Way Ina Dhaafaan Oo Lagama Faa,iidaysto Siday Usocdaan Ayay Galaan Bada Baahiyaha Bulshana Waxaa Mar Kasta Ugu Wayn Biyo La,aan Iyo Haraad Sidaas Marka Ay Tahay Waxaynu Umuuqanaa Umad Aan Fekerayn Isla Markaana Aan Weli Helin Maamul Saxa Oo Haga Oo Hogaamiya 
Umadaha Ilaahay Abuuray Way Isku Tashadaan Waxaanay Isu Geeyaan Maskax & Maalba Iyagaana Isku Daya Inay Kagudbaan Carqaladaha Kahor Yimaada Balse Bulshadeenan Somaliland Waa Bulsho Kagaabisay Horumarkii Ay Wax Ku Noqon Lahayd Sidoo Kale Dowladu Umay Hagar Bixin Baayiyaha Bulsho Ee Aasaasiga Ah.
Hadaba Waxaan Dowlada Usoo Jeedinayaa Qodob Bulshadana Qodob Waxaan Leeyahay Dowlada Baahiyaha Bulshadu Siday Ukala Horeeyaan Haloo Maareeyo Oo Umadan Danyarta Ah Cashuurta Laga Guraayo Wax Halagu Celiyo Tusaale Ahaan Lacagtan Bilaa Sharciga Ah Ee Gaadiidka Lagu Soo Rogay Umada Howgu Sameeyaan Bridge yada Go,an iyo Dooxyada Umada Dhibaya Bulshadana Hal Qodob Ayaan Leeyahay Waxaan Leeyahay Waar Cidina Inooma Maqnee Maskax Aan Isku Biirino Oo Aan Samayno Contribution Tusaale Ahaan Gaadiidlayda Maraya Wadadu Haday Bixiyaan Maalintii Hal Dollar Iyadoo Sanaaduuq Ladhigaayo Controls Ka Waxaa Bishii Laheli Karaa Aduun Buuran Oo Wax Wayn Tara Kadibna Gudi Culimo Ah Ayaa La Odhan Lahaa Shirkadaha Private Ka Ah lagala Heshiis Oo Haloo Diro Bridges Ka & Dooxyada Waayo Lacagtaas Bilaa Sharciga Ah Ee Gaadiidka Lagu Soo Rogayba Waynu Bixinaa Kamana Hadalo Ee Maxaa Inoo Diidaaya Inaan Hal Dollar Isku Dardarsano Meel Wayn Asturaaya
Ugu Dambayn Waxaan Leeyahay Wasiirka Jidadka Iyo Gaadiidka Mr Abdilahi Abokor Osman Wasiir Waxay Kuu Noqonaysaa Credibility Aan Weligaa Kaa Dhamaane Mudane Wasiir Labadaas Doox Ee Bacar-budhuq & Aw Barkhadle Wax Kaqabo Waad Awoodaaye Oo Lacagtaas $110 Dollar Ah Ee Gaadiidka Ku Beeg Weliba Waxbaa Idiinka Soo Hadhayee Waa Iga Talo Intaasi.
Qoraalkani Waa Fekerkayga Mana Aha Dhaliil Meel La,aad Ah Balse Waa Waaqic Jira Oo Taagan Qof Kastaana Arkaayo Oo Dareemaayo Waanad Mahadsantihiin Asxaabay 
Wabilaahi Towfiiq 
Bye Abdikalik Abdilahi Mohamed 
Somaliland Dacar-budhuq Hada    




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured