"..Heshiiskii Hore waxaa wada-galay Somaliland iyo UAE, kadib ayeynu inagoo market ahaan ugu xilanayna aynu wax ka Siinaynay Ethopia... Somalidu waxay ku Maahmaahdaa haldiidaysaa Geed ay ku xoqoto Ma waydo".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xabdule

Waxa kale oo la yaab leh waxaad moodaa waqti xaadirkan inay aad u bateen , dadka ku abtirsada reer somaliland, ee aan jeclayn wax wanaaga oo u soo kordha wadankan, halkii uu ka nixi lahaa, amaba uu ka xumaan lahaa guul darada wadankiisa soo wajahda? Waxaa inoo muuqday in badan oo inaga mida oo kolba dadkiisa u sheegaya carqalad iyo dhibaato, ku wajahan heshiisyada aynu galanay,
cudur walba waa laga gubay geedkasta oo been ah oo umada ku marin habaabinaayo waa laga soo saaray, waxaba la soo gaadhay dhagax dhigii iyo bilowgii dekeda, maantana waxay la taagan yihiin Ethopia may imanin? & madaxweynuhu muu joogin wax la mid ah ? horaa loo sheegay hal diidaysaa geed ay ku xoqoto ma waydo , waxan u malaynayaa marka ay arkaan dhimihii oo socdana ka khajili maayaan sagaal jeer ay beenta dadka ku habaabiyeen ee ku soo xidhantaye wax kale uun bay sheegi,
haddaba kolay kuma qancayaane heshiiska marka hore waxaa wada galay somaliland iyo UAE dhismaha dekeduna wuxuu ka mid ahaa heshiiskaas , ka dib ayeynu inagoo market ahaan ugu xilanayna aynu wax ka siinaynay shareskii ay lahayn Ethopia, sidaa ayaanay isugu xidhnayn dhismaha dekeda iyo ethopia way leeyihiin tixgelin iyo qadarin waana la siiyey wax dhib ah oo ka soo noqdayna ma jiraan, waxan ku talin lahaa yeynaan dhib nafheena la jeclaan.
Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
Leave a comment |
|