Madaxweyne Muuse Biixi iyo Maamulaha Guud ee Dp World Sultan Axmed Bin Sulayem oo Wada-jir Maanta Shahaado ku Maamusay Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi

0
Thursday October 11, 2018 - 15:52:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1069
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi iyo Maamulaha Guud ee Dp World Sultan Axmed Bin Sulayem oo Wada-jir Maanta Shahaado ku Maamusay Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi

    Madaxweyne Muuse Biixi iyo Maamulaha Guud ee Dp World Sultan Axmed Bin Sulayem oo Wada-jir Maanta Shahaado ku Maamusay Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Maamulaha Guud ee Dp World Sultan Axmed Bin Sulayem oo Wada-jir Maanta Shahaado ku Maamusay Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Maareeyaha guud ee Shirkadda Dp Sultan Axmed Bin Sulayem, ayaa wada-jir u gudoonsiiyey shahaado sharaf, ay ku maamuseen Maareeyaha guud ee Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi.
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku boggaadiyey maareeyaha Dekedda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi,  inuu ku mutaystay shahaado sharafta khaaska ah ee u gudoonsiiyey hawlkarnimo, dedaal iyo xil gudasho daacadnimo dheer tahay. Madaxweynaha, ayaa sidoo kale, Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi, ku dhiiri-geliyey inuu sii laban-laabo hawlaha shaqo ee u qaranka u qabto, isagoo uga mahadceliyey inuu daboolay baahiyihii Dekedda, sidoo kalena la yimi waxqabad Xukuumada ku faanto.
Dhinaca kale, maareeyaha guud ee Shirkada Dp Sultan Axmed Bin Sulayem, ayaa isna dhinaciisa ku boggaadiyey Maareeyaha Dekedda Siciid Xasan Cabdilahi sida wanaagsan ee ay wada-shaqeeyan faraca bada ee u maamulo iyo shirkada Dp World. Waxanu ku siffeeyey maareeyaha Dekedda  siciid inuu yahay shaqsi hawlkar ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured