Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici Iyo Wafti Balaadhan oo u Hoggaaminayo oo Goor-dhoweyd Safar Shaqo ugu Kalahay Berbera iyo Dhismaha Dekeda Cusub....

0
Wednesday October 10, 2018 - 07:11:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici Iyo Wafti Balaadhan oo u Hoggaaminayo oo Goor-dhoweyd Safar Shaqo ugu Kalahay Berbera iyo Dhismaha Dekeda Cusub....

    Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici Iyo Wafti Balaadhan oo u Hoggaaminayo oo Goor-dhoweyd Safar Shaqo ugu Kalahay Berbera iyo Dhismaha Dekeda Cusub....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici Iyo Wafti Balaadhan oo u Hoggaaminayo oo Goor-dhoweyd Safar Shaqo ugu Kalahay Berbera iyo Dhismaha Dekeda Cusub....
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxman Cabdilahi Ismaacil (Saylici) iyo Wafti balaadhan oo u hoggaaminayo, ayaa goor-dhoweyn Safar shaqo ugu kicitimay Magaalo xeebeeda Berbera, iyagoo ka amba baxay caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland iyo waftigiisa ayaa la filaya inay Magaalada Berbera kasoo fuliyaan Mashaaric Horumarineed, oo ay kamid yihiin dhismaha Deked casriya oo lagu kordhin doono Dekedda Berbera, oo u si rasmiya usoo dhagax-dhigi doono Madaxweyne Ku xigeenku, isla markaana ay maalgelinayso shirkadda DP World ee maamusha Dekedda Berbera. Xubnaha waftiga Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Ku wehelinaya ayaa waxa kamid ah Siyaasi Jamaal Cali Xuseen iyo xubno kale.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured