Mursal Muuse oo Reer Hargeysa Runta u Sheegay Khadra oo Garab-taagan

0
Sunday October 07, 2018 - 19:05:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2483
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mursal Muuse oo Reer Hargeysa Runta u Sheegay Khadra oo Garab-taagan

    Mursal Muuse oo Reer Hargeysa Runta u Sheegay Khadra oo Garab-taagan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mursal Muuse oo Reer Hargeysa Runta u Sheegay Khadra oo Garab-taagan

Hargeysa(Xogreebnews):- Fannaanka Mursal Muuse Cumar, ayaa u quus-gooyey Daawadayaal Reer Hargeysa u badan oo ku oriyey maray Heer Foorjo ah oo aar-goosi ah ku karbaashtay Xaaskiisa Khadra Cabdi Silimoo oo uu la guursaday, waxaanu u qaaday Heesta; "Jaah-wareer hallaga Daayoā€¯, iyada oo Khadrana ay garab-taagantay.  

Heestan oo u muuqatay inuu kaga jawaabayo Heesta Masraxa ka dejisay Mursal markii ay Khadra ku dhufatay, isla markaana ay Dadkii joogay Shawgii Farxiya-Fiska oo ay labadan Fannaanba Goob-joog ka ahaayeen, kana heeseen la safteen Heesta baanisaha iyo bahdilaadda ah ee ay Khadra Silimoo dhawaan u qaadday Mursal.

Haddaba, Heestan uu Tusaalaha ku siiyey Reer Hargeysa ama Dadkii Shawga Joogay ee u muuqday inay Garabka siiyeen Khadra, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured