"..Hay'adda Shaqaalaha Dawladda oo Maanta Warbixin siisay Guddida Joogtada ee Golaha Wakiilada JSL". Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Sharmarke

0
Saturday October 06, 2018 - 21:33:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 927
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "..Hay'adda Shaqaalaha Dawladda oo Maanta Warbixin siisay Guddida Joogtada ee Golaha Wakiilada JSL". Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Sharmarke

    "..Hay'adda Shaqaalaha Dawladda oo Maanta Warbixin siisay Guddida Joogtada ee Golaha Wakiilada JSL". Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Sharmarke

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"..Hay'adda Shaqaalaha Dawladda oo Maanta Warbixin siisay Guddida Joogtada ee Golaha Wakiilada JSL". Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Sharmarke
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Maanta Warbixin siisay Guddida Joogtada ee Golaha Wakiilada JSL 
-Subaxnimadii hore ee maanta ayey ahayd kadib markii  Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu hor tegtay Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada JSL halkaas oo warbixin buuxda iyo waydiimo isku waydaarsadeen guddida 
-Intii Kulanku socday ayaan  ka warbixinay hiigsiga fog ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, hayaanka loo marayo  iyo hilinka ay hadda Hay’addu hayso   


-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa u sheegtay Xildhibaanada in aan dhawaan golaha Wakiilada  hor keeni doonno xeerka Shaqaalaha Dawladda Sharci Lamb.07/96 oo wata dhammaan siyaasadihii loo baahnaa si ay kaabis iyo wax ka bedel kadib u ansixiyaan. 

-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa sida oo kale Xildhibaanada Golaha Wakiilada uga warbixisay dedaalkii dheeraa ee loo galay helitaanka kaydka xogta Shaqaalaha Dawladda, samaynta siyaasadihii Kobcinta Shaqaalaha Dawladda  iyo tallaabooyinka xiga 
-Guddida Joogtada ee Golaha Wakiilada  ayaa dhankooda waydiimo iyo xog-waraysi balaadhan la yeeshay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda iyaga oo ugu dambayn tallo, tilmaam iyo taageero-ba u muujiyey Hay’adda Shaqaalaha Dawladda


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured