Madaxweynaha bal hoos haloogu sheego inuu iska Daayo khudbadaha gole ka fuulka, Waayo?. Weli kama Muuqato Khudbad Hoggaamiye. Bye. Farxaan Guuleed Daahir.

0
Wednesday October 03, 2018 - 23:18:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha bal hoos haloogu sheego inuu iska Daayo khudbadaha gole ka fuulka, Waayo?. Weli kama Muuqato Khudbad Hoggaamiye. Bye. Farxaan Guuleed Daahir.

    Madaxweynaha bal hoos haloogu sheego inuu iska Daayo khudbadaha gole ka fuulka, Waayo?. Weli kama Muuqato Khudbad Hoggaamiye. Bye. Farxaan Guuleed Daahir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha bal hoos haloogu sheego inuu iska Daayo khudbadaha gole ka fuulka, Waayo?. Weli kama Muuqato Khudbad Hoggaamiye. Bye. Farxaan Guuleed Daahir.
 Iyadoo madaxweynaha ay ka soo wareegtay maalintii uu talada wadanka qabtay 11 bilood welina aan ka ahayd xafladaha ardayda ka qalin jabinaysa jaamacadaha ku yaala guryaha uu degan yahay iyo madaxtooyada, welina aanay dhaafin khudbadaha madaxweynuhu kuwii compaingkii la jeedin jiray oo aanay isu rogin halkii ay ka ahayd inuu xafladihiisa iyo khudbadihiisa kasoo bilaabo gobolada ka baxsan magaala madaxda, khudbadihiisuna ay maanta ahaadaan khudbado madax weyne oo ku salaysan rajo iyo higsi, waxyaalo cusub oo ay dawladu soo saartay, amaro uu cid faraayo, dhanka loo socdo oo sawir ku filan laga muujiyo iyo waxyaalo la mid ah ayuu madaxweynuhu sidii compaingka u sheekaynayaa,malaha mudadii uu compaignka ku soo jiray ayaa la fogaataye wuxuu garan la ayahay inuu madaxweyne yahay oo iminka mindida daabkeeda hayo iminka awel waa is waydiine miyaan madaxweynaha loogu dhaaran madaxtinimada.
Waxaan odhan lahaa madaxweynaha bal hoos haloogu sheego inuu iska daayo khudbada gole ka fuulka ah oo wax qoran oo maamul ka soo baxay meesha hal yimaado kolba halkay doonto yey ula kicine.
Sideedaba marka qudbadu ay mid maamul kasoo baxaysa waxaa ka reeban inay gole ka fuul noqoto , waxaana ka reeban inay noqoto hadal uu qof maskaxdiisa ka soo baxaysa, waxaa ka reeban kaftan ,dacaayad etc ,laakiin wax laga shawray , lasoo diyaariyey oo higsi leh , hilaad leh , amaro iyo shuruuc leh, laakiin ilaa iyo khudbada madaxweynuhu jeedinayaa waxay dabada sii hayaan compaingkii laga soo gudbay.
W/Q
Farxaan Guuleed Daahir.
Hargeysa/ Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured