"Madaxweynaha waxaannu isku haynaa Xeerka Kufsiga, isna waxaan ku daayey Suuratul Nuur, Golaha dhexe ee Kulmiyena haysu yimaaddo.." Jaamac Shabeel

0
Tuesday October 02, 2018 - 03:31:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweynaha waxaannu isku haynaa Xeerka Kufsiga, isna waxaan ku daayey Suuratul Nuur, Golaha dhexe ee Kulmiyena haysu yimaaddo.." Jaamac Shabeel

    "Madaxweynaha waxaannu isku haynaa Xeerka Kufsiga, isna waxaan ku daayey Suuratul Nuur, Golaha dhexe ee Kulmiyena haysu yimaaddo.." Jaamac Shabeel

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweynaha waxaannu isku haynaa Xeerka Kufsiga, isna waxaan ku daayey Suuratul Nuur, Golaha dhexe ee Kulmiyena haysu yimaaddo.." Jaamac Shabeel

Hargeysa(Xogreebnews):- Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-Shabeel) oo Xilka Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye uu ka hayey iyo Xubinnimadiiba Xubnaha Guddiga Fulinta ee Xisbigaasi sheegeen inay ka qaadeen, ayaa ku dooday inuu sharci-darro ahaa go’aankaasi, isla markaana waxa uu sheegay inuu khilaaf ka dhexeeyo Madaxweyne Muuse Biixi oo ay isku hayaan Xeerka Kufsiga iyo Xad-gudubyada Jinsiga oo Madaxweynuhu dhaqangelinkiisa qalinka ku duugay.

JAAMAC-SHABEEL OO SHEEGAY INAY MUUSE BIIXI ISKU HAYAAN XEERKA KUFSIGA 2018

JAAMAC-SHABEEL OO SHEEGAY INAY MUUSE BIIXI ISKU HAYAAN XEERKA KUFSIGA 2018 

Waxa uu Jaamac-Shabeel sidaa ku sheegay Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Huteelka Xaraf ee magaalada Hargeysa, waxaanannu Shirkiisa Jaraa’id iyo qodobbada kale ee uu kaga hadlay, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured