Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Ka Hadlay Ucid iyo Siyaasiyiinta reer Saaxil "... ma Ucid baa waalan,mise reer Saaxil". Kayd Cabdilahi

0
Monday September 24, 2018 - 18:03:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Ka Hadlay Ucid iyo Siyaasiyiinta reer Saaxil "... ma Ucid baa waalan,mise reer Saaxil". Kayd Cabdilahi

    Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Ka Hadlay Ucid iyo Siyaasiyiinta reer Saaxil "... ma Ucid baa waalan,mise reer Saaxil". Kayd Cabdilahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Ka Hadlay Ucid iyo Siyaasiyiinta reer Saaxil "... ma Ucid baa waalan,mise reer Saaxil". Kayd Cabdilahi
Hargeysa (Xogreebnews.com)- Xisbiga Ucid oo ah mid ka mid ah sadexda xisbi ee qarankan jamhuuriyada somaliland ka hana qaaday, ilaa bilowgiisii xisbiga waxaa soo maray xubno waaweyn oo ah  siyaasiyiin ka soo jeeda deegaanka gobolka saaxil, alle haw naxariistee waxaa la yiraahdaa Magaca Ucid waxaa bixiyey Siciid jaamac yuusuf oo lagu naanaysi jiray Siciid Ucid, waxa isna ka soo baxay Xidhibaan Naasir Xaaji Cali iyo xildhibaan beegsi , xil. Qabile Waxaa in badan ka dhex muuqanayey Oday Cabdi raygal, iyo xildhibaano Gole deegaan miisaan leh oo mayir Cshakuur iyo rag la mid ahi ku jireen , waxaaba musharax madaxweyne oo miisaan  Culus ku lahaa tartanka madaxtinimada jsland ka soo noqday Jamaal Cali Xuseen, intaas aan soo sheegay iyo in kale oo badan ayaa mudooyinkaas kala duwan Kaalinta biyo culusta ka soo hayey xisbiga Ucid , waxaa muuqanaysay inaan nina ku negaan ee uu firxad iyo faro madhan kaga baxay xisbigaas, taasoo is waydiintu tahay ma Ucid baa waalan,mise reer saaxil, iyadoon su aashaa jawaabteeda meel la saarin, waxaan shaashada ka dhegaystay Saaxiibkay Ramaax oo ah siyaasi firfircoon ayaa u diga rogtay Xisbiga Ucid, isagoo sheegay  inuu hankiisa siyaasadeed ucid u ku muujin doono, waa feker laakiin waxan is leeyahay inay halxidhaalahan jawaab u helo saaxil iyo Ucid.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured