Siyaasi Kayd Cabdilahi oo Kabaha La Dulmaray Madaxweyne Gaaska Garoowe, kuna dheeraday Nidaamka Xuduudaha Africa "..Ardayda Jaamacada Badhan ka Qalin Jebinaysaa waa reer Somaliland... ninkaas wax qiimo siyaasadeed ah oo ka raacay goobtaas ma jirin. Somaliland Waxay xuduudo la leedahay Somalia, Ethopia, Djabouti waana xuquuqda ay leeyihiin xuduudada kale ee dalalka afrika". Siyaasi Kayd Cabdilahi

0
Sunday September 23, 2018 - 19:44:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 773
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Kayd Cabdilahi oo Kabaha La Dulmaray Madaxweyne Gaaska Garoowe, kuna dheeraday Nidaamka Xuduudaha Africa "..Ardayda Jaamacada Badhan ka Qalin Jebinaysaa waa reer Somaliland... ninkaas wax qiimo siyaasadeed ah oo ka raacay goobtaas ma jirin. Somaliland Waxay xuduudo la leedahay Somalia, Ethopia, Djabouti waana xuquuqda ay leeyihiin xuduudada kale ee dalalka afrika". Siyaasi Kayd Cabdilahi

    Siyaasi Kayd Cabdilahi oo Kabaha La Dulmaray Madaxweyne Gaaska Garoowe, kuna dheeraday Nidaamka Xuduudaha Africa "..Ardayda Jaamacada Badhan ka Qalin Jebinaysaa waa reer Somaliland... ninkaas wax qiimo siyaasadeed ah oo ka raacay goobtaas ma jir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Kayd Cabdilahi oo Kabaha La Dulmaray Madaxweyne Gaaska Garoowe, kuna dheeraday Nidaamka Xuduudaha Africa "..Ardayda Jaamacada Badhan ka Qalin Jebinaysaa waa reer Somaliland... ninkaas wax qiimo siyaasadeed ah oo ka raacay goobtaas ma jirin. Somaliland Waxay xuduudo la leedahay Somalia, Ethopia, Djabouti waana xuquuqda ay leeyihiin xuduudada kale ee dalalka afrika". Siyaasi Kayd Cabdilahi
Waxa aan muran ku jirin in Somaliland leedahay xuduudo ay la wadaagto dalal dhawra , somalia, Ethopia, Djabouti waana xuduud leh xuquuqda ay leeyihiin xuduudada kale ee dalalka afrika leeyihiin isku sharci baa lagu jeexay kuwa wada hadalku ka socde ee erateria iyo djabouti ama ethopia, ixtiraamka uu leeyahay ka inoo dhexeeya ethopia, iyo Djabouti ayuu leeyahay ka inoo dhexeeyaa somalia,sababta keentay in Somalia iyo Somaliland loo wada hadlo ayey ka mid yahay, kolkay sidaa tahay, Cwali marka uu badhan yimaado, marka hore sharci iyo nidaam la ixtiraamo kumuu iman oo waa nin xuduud aanu lahayn iska soo galay waxa uu leeyahay nin noocaa u socda qiimihiisa ayuu leeyahay,wuxuu ku soo gabaday jaamacada badhan ayaa mucaawimo u sidaa, qodobka kale ee uu waaceensanayeyna waa ehelkaygii baa degan badhan,  intaas ayaa miciin u ahayd, ethopia eheladeenu way degaan, djaboutina waa la mid,laakiin laba dal oo aduunyadu kala aqoonsan tahay baynu nahay, keliya waxay ka ahayd qori dable oo uu la wareegayey oo uu somaliland kala dhexdhigaayey iyo cunsuriyad uu islahaa abuur  oo ah deegaanka badhaneed iyo somaliland taasina wax u suurtogalay may ahayn ardayda jaamacada badhan ka qalin jebinaysaa waa arday reer somaliland ah ehel haddii ay noqoto inaga iyo isaguba ehel baynu nahay cid kasta oo la waydiiyaana waa og tahay badhani inay Somaliland tahay kolnaba inagulama murmayso puntland waxa lagu yeedha.
Gebagebadii iyo gunaanadkaygii ninkaas wax qiimo siyaasadeed ah oo ka raacay goobtaas ma jirin wuxuu la mid ah sida uu nin maalqabeeni u caawin karo meeshuu doono ha ka soo duulee  jaamacad wadan ku taala ,una taageeri karo, waxana  uga sharafti badan inuu nidaamada aduunka yaala ixtiraamo, igamana aha inaan fasaxaayo in wadankeenu noqdo dhabo halaq oo layska soo galo. Wa bilaahi tawfiiq.
Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured