Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada oo Xaaraan ku Tilmaamay Cashuurta Xad-dhaafka ah ee Wasiirka Maaliyadu Dul-dhigay bedelka Taarikada Baabuurta, Madaxweynahana ugu Baaqay inuu Sharciga kusoo laabto....

0
Monday September 17, 2018 - 02:57:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 965
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada oo Xaaraan ku Tilmaamay Cashuurta Xad-dhaafka ah ee Wasiirka Maaliyadu Dul-dhigay bedelka Taarikada Baabuurta, Madaxweynahana ugu Baaqay inuu Sharciga kusoo laabto....

    Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada oo Xaaraan ku Tilmaamay Cashuurta Xad-dhaafka ah ee Wasiirka Maaliyadu Dul-dhigay bedelka Taarikada Baabuurta, Madaxweynahana ugu Baaqay inuu Sharciga kusoo laabto....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada oo Xaaraan ku Tilmaamay Cashuurta Xad-dhaafka ah ee Wasiirka Maaliyadu Dul-dhigay bedelka Taarikada Baabuurta, Madaxweynahana ugu Baaqay inuu Sharciga kusoo laabto....

Xildhibaanno ka tirsan Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxa ay si adag uga hadleen tacriifad ay Wasaarka Maaliyaddu sheegay in lagu beddeli doono Taarikadii hore ee Gaadiidka dalka hore u joogay oo midkiiba lagu beddelayo Lix Boqol oo kun oo Shilinka Somaliland ah, halka kuwa cusubna laga qaadi doono Lacag Hal Milyan ah.

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) iyo Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi (Siraadle) oo ka mid ah Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxay arrin sharciga baalmarsan iyo xaraan ay ku tilmaameen Lacagtaas.

 

Labadan Mudane waxay sheegeen in Golaha Wakiillada oo keliyi xaq u leeyahay waxa lagu kordhinayo iyo waxa laga beddelayo inay aqlabiyad ku oggolaadaan, balse aan Wasiirka Maaliyadda iyo cid kale toona awood u lahayn tallaabadan.

Hase-yeeshee, Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi oo xalay War-Saxaafadeed Qoraal ah soo saaray, ayaa geestiisa ku dooday in Golaha Wakiilladu ansixiyey Xeerka u oggolaanaya wax ka beddelka iyo kordhinta Cashuuraha kala duwan ee Wasaaraddiisu qaaddo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured