Faadumo Siciid oo eedo culus u jeedisay Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile..

0
Friday September 14, 2018 - 04:51:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1061
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faadumo Siciid oo eedo culus u jeedisay Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile..

    Faadumo Siciid oo eedo culus u jeedisay Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faadumo Siciid oo eedo culus u jeedisay Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile..

Hargeysa (Xogreebnews)- Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa ay ka hadashay xaalada uu dalku ku sugan yahay, iyadoo madaxweynaha Somaliland ugu baaqday in uu dhagaysto talooyinka kala duwan ee loo soo jeediyo.

Sidoo kale Marwo Faadumo Siciid ayaa waxa ay ka jawaabtay hadalo ka soo yeedhay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland oo ku saabsanaa in dhalinyarda waxbaratay ay ka haajiraan dalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured