Daawo Xogreeb Tv: Maareeyihii hore haamaha shidaalka Berbera Sheekh Saleeban oo eedo culus u jeediyay shirkadihii gacanta ku hayay haamaha

0
Wednesday September 12, 2018 - 18:05:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 994
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: Maareeyihii hore haamaha shidaalka Berbera Sheekh Saleeban oo eedo culus u jeediyay shirkadihii gacanta ku hayay haamaha

    Daawo Xogreeb Tv: Maareeyihii hore haamaha shidaalka Berbera Sheekh Saleeban oo eedo culus u jeediyay shirkadihii gacanta ku hayay haamaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: Maareeyihii hore haamaha shidaalka Berbera Sheekh Saleeban oo eedo culus u jeediyay shirkadihii gacanta ku hayay haamaha

Berbera (Xogreeb Tv)- Maareeyihii hore ee Haamaha Shidaalka Berbera Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa waxa uu beeniyay in uu wax dayn ah wareejiyay xiligii uu Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera ku wareejinayay Shirkadihii bareefadka ahaa ee sadexda sano gacanta ku hayay Haamaha.
Sidoo kale Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa waxa uu eedo culus u jeediyay Shirkadihii gacanta ku hayay Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera, Isagoo ku eedeeyay in aanay waxba ka qabanin intii ay gacanta ku hayeen Haamaha.


Halkan hoose ka daawo muuqaalka      

 hoose ka daawo muuqaalka      



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured