Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Shaqaale-weynaha Dekedda ku Hambalyey Curashada Sannaadka Cusub ee Islaamka...

0
Monday September 10, 2018 - 22:38:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1644
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Shaqaale-weynaha Dekedda ku Hambalyey Curashada Sannaadka Cusub ee Islaamka...

    Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Shaqaale-weynaha Dekedda ku Hambalyey Curashada Sannaadka Cusub ee Islaamka...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Shaqaale-weynaha Dekedda ku Hambalyey Curashada Sannaadka Cusub ee Islaamka...
Hargeysa(Xogreebnews)- Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa Shaqaale-weynaha Dekedda Berbera ku Hambalyeeyey Curashada Sannaadka Islaamka ee 1440 ee Hijriyada.
Maareeyaha Dekeda, ayaa Ilahay uga baryey shaqaalaha Dekedda inuu sannaadkan sannaadkiisa ku gaadhsiyo bash-bash iyo barwaaqo. Sidaas waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo Maareeyuhuu ku daabacay bartiisa Facebook.
"... Annigoo ku hadlayaa Magacayga iyo ka Shaqaale Waynaha Marsada Caalamiga ah Ee Berbera, Waxaan Hambalyo u dirayaa Dhammaan Shacbi waynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Munaasibada Curashada Sanadka Cusub Ee 1440 ee Hijriyada, ilahay Sanadkan Sanadkiisa ha inagu gaadhsiiyo Bash-bash, Badhaadhe iyo Barwaaqo.
Kullu Caam Wa'antum Bi-Khayr.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured