Xukuumadda Somaliland oo ku fashilantay in ay Maanta la Wareegto Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera

0
Sunday September 09, 2018 - 19:24:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somaliland oo ku fashilantay in ay Maanta la Wareegto Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera

    Xukuumadda Somaliland oo ku fashilantay in ay Maanta la Wareegto Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland oo ku fashilantay in ay Maanta la Wareegto Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera

Berbera(Xogreebnews)- Iyadoo maanta ay ku beegnayd maalintii xukuumadu u qorshaysay in ay gacanta dawlada dib u soo gasho kaydka haamaha shidaalka Berbera oo ay gacanta ku hayeen shirkado ganacsi oo si gaar loo leeyahay, ayaa waxaa maanta gaadhay magaalada Berbera Wafti ka socda xukuumada oo ka kooban xubno wasiiro ah oo uu ka mid yahay masuulkii dhawaan madaxweyne Muuse Biixi u soo magacaabay haamaha kaydka shidaalka Berbera.

Waftigan xukuumada ka socda ayaa waxa ay ku guul daraysteen in gacanta dawlada dib ugu soo celiyaan kaydka haamaha shidaalka Berbera iyadoo ay goobta ka maqnaayeen shirkadihii ku midoobay kaydka haamaha shidaalka Berbera

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured