Abwaan Laabsaalax oo Si Kulul u Dhaliilay Jawaabtii Madaxtooyaddu ka Bixisay Cabashadii Ardayda Jaamacada, Madaxweyne Muusena ku tilmaamay, "ILaahay Baa Ina Dilayee Warsaxaafadeedan Madaxtooyadu Soo Saartay, Caqliga_Dadkaa_lagu_Caayayaa!". Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax

0
Friday September 07, 2018 - 06:21:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2939
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Laabsaalax oo Si Kulul u Dhaliilay Jawaabtii Madaxtooyaddu ka Bixisay Cabashadii Ardayda Jaamacada, Madaxweyne Muusena ku tilmaamay, "ILaahay Baa Ina Dilayee Warsaxaafadeedan Madaxtooyadu Soo Saartay, Caqliga_Dadkaa_lagu_Caayayaa!". Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax

    Abwaan Laabsaalax oo Si Kulul u Dhaliilay Jawaabtii Madaxtooyaddu ka Bixisay Cabashadii Ardayda Jaamacada, Madaxweyne Muusena ku tilmaamay, "ILaahay Baa Ina Dilayee Warsaxaafadeedan Madaxtooyadu Soo Saartay, Caqliga_Dadkaa_lagu_Caayayaa!".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaan Laabsaalax oo Si Kulul u Dhaliilay Jawaabtii Madaxtooyaddu ka Bixisay Cabashadii Ardayda Jaamacada, Madaxweyne Muusena ku tilmaamay, "ILaahay Baa Ina Dilayee Warsaxaafadeedan Madaxtooyadu Soo Saartay, Caqliga_Dadkaa_lagu_Caayayaa!". Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
Hargeysa (Xogreebnews)- Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax, ayaa War Saxafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda  Ku tilmaamay mid liita, isla markaana ku eedeyey Madaxweyne Muuse Biixi in aanu lahayn cid xidhiidhisa isaga iyo umadda, oo u yahay qof maxbuus ah oo kale, sidoo kale abwaanku waxa uu Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Ku eedeyey inuu madaxa isagu geliyey Ardayda ka qalinjebisay Jaamacada Burco ee u ka qaybgalka qalin jebintoodada madaxweynuhu ka muquurtay. Sidaasna waxa Ku sheegay abwaan Xasan Laabsaalax qoraal uu Ku faafiyey bartiisa Facebook, kasoo u dhigan sidan.
".. ILaahay Baa Ina Dilayee Warsaxaafadeedk
an Madaxtooyadu Soo Saartay,
# Caqliga_Dadkaa_lagu_Caayayaa !
Mar waxa ka Muuqda war Saxaafadeedka isku Dhufasho cad oo Ardayda iyo maamulka Jaamaca ka dhan ah
Marna Waa Cudur Daar Daciifa oo madaxwaynaha inuu Aamusaa U qurux badnayd Haduunu ka Qayb galin Qalin jabintii Dufcada Sideedaad ee ardayda jaamacada Burco!
Marna In aanay Jirin Madaxwaynaha Cid la Talisa iyo Cid leh Fahan Siyaasadeed oo shaandhayn Karta War Saxaafadeedka.madaxtooyadu.Soo saaraysa Ayaa ka Muuqata
Marna Xafiiska Af Hayeenku in uu Cidlo yahay ayuu warsaxaafadeedku muujinayaa.
Hadaba aragtidayda Waxa Cad in aanu jirin Qorshe Siyaasadeed oo qalin jabinta Jaamacadaha madaxtooyadeena uga meel yaalaa.
Sidaa.darteed waxaan leeyahay
# Nidaamka_Xuni_Wuxuu_dumiyaa_bu
lsho_d !dhisan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured