Daawo Xogreeb Tv: Golaha deegaanka magaalada (Clarkston, Georgia state USA) oo aqoonsaday Somaliland

0
Thursday September 06, 2018 - 01:56:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 903
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: Golaha deegaanka magaalada (Clarkston, Georgia state USA) oo aqoonsaday Somaliland

    Daawo Xogreeb Tv: Golaha deegaanka magaalada (Clarkston, Georgia state USA) oo aqoonsaday Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: Golaha deegaanka magaalada (Clarkston, Georgia state USA) oo aqoonsaday Somaliland
Hargeysa (Xogreebnews.com)- Golaha deegaanaka magaalada Clarkston ee dalka Mareykanka, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay aqoonsadeen Somaliland, iyaga oo si qoto dheer uga warbixiyey sida ay Somaliland xaq ugu leedahay in loo aqoonsado dal ka mida waddamada dunida.
Golaha deegaanka magaalada Clarkston ayaa si qoto dheer uga warbixiyey sababaha ay Somaliland xaq caalami ah ugu leedahay in la aqoonsado. Iyagoo baaq u diray ururka midawga Africa iyo dhamaan bulsho waynta caalamka in la gaadhay wakhti aan la hilmaami Karin sharcinimada iyo xaq nimada ay Somaliland u leedahay in la aqoonsado.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured