"...Somaliland xaalad siyaasaded oo adag bay galay". Siyaasi Axmed Gobanimo.

0
Sunday September 02, 2018 - 19:58:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "...Somaliland xaalad siyaasaded oo adag bay galay". Siyaasi Axmed Gobanimo.

    "...Somaliland xaalad siyaasaded oo adag bay galay". Siyaasi Axmed Gobanimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"...Somaliland xaalad siyaasaded oo adag bay galay". Siyaasi Axmed Gobanimo.
Taaso keentay muqal kasii daraysa oo ubahan xal degdega 
Hadaba cabasho beeli xukumada usoojedisay lakinse xukumadu kadhaga adaygtay ayaa keentay jabhadayn iyo daren bahsan oo malinkasta kasii daraya 
Hadaba somaliland waxay dabecad ulahayd markay xalado nocan ahi yimadan in madaxwaynuhu tanasul sameyo una tago cida wax tabanaysa si miska wada hadalka lagu soo noqdo arintanina inay sisocoto maha 
Hadaba besha cabanaysa oo qaybo shacbiga kamidina tagerayan jabhada bananka ubaxday waa arin dhawicikarta nabada qarankani leyahay waayo somaliland waa belo iskutagay beelna lagama marmo 
Waxana muqata beshu inay laba arimodba ay sugayen 
1 inmadaxwaynuhu.isagu tanasul sameyo una tago besha wax tabanaysa iyo jabhada dabada kuhaysa 
Iyo in belo lowada hadlo oo besha madaxwaynuhu arinta beelnimo kugalan 
Labadiba midna may dhicin 
Kursiga madaxwaynuhu isadkayn lagusii fadhiyi maayo hadan kolba cida fadhida tanasul mujin isadkayn iyo isdhagolayn qaranimada ayay dhawacaysa 
Hadan halkay manta marayso dhigjojin degdega lagu samayn waxaa dhici karta iyadoo xaalkedu askado 
Waxan talo kusoo jedinaya besha iyo jabhada isku lifaqan. In laxakameyo xalada intii laawodo 
Madaxwayne muse bixina sidegdega arinta ugalo 
Hadii kale amusni way dhaftee qaab belo ayaa logali wana laishorfadhisan cabashadana belaha iska dhagaysan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured