Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Sheegay Inuu Siyaasi Ismaacil Hure Buubaa uu Xil-qarsoon u Hayo Xukuumada Xamar. "...Ismaacil Buubaa Waa Safiirka Somaliy u Fadhiya Somaliland, Waanuu hayaa shaqadii uu qaban lahaa Safiir dawlad aad col tihiin".

0
Saturday September 01, 2018 - 23:16:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1774
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Sheegay Inuu Siyaasi Ismaacil Hure Buubaa uu Xil-qarsoon u Hayo Xukuumada Xamar. "...Ismaacil Buubaa Waa Safiirka Somaliy u Fadhiya Somaliland, Waanuu hayaa shaqadii uu qaban lahaa Safiir dawlad aad col tihiin".

    Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Sheegay Inuu Siyaasi Ismaacil Hure Buubaa uu Xil-qarsoon u Hayo Xukuumada Xamar. "...Ismaacil Buubaa Waa Safiirka Somaliy u Fadhiya Somaliland, Waanuu hayaa shaqadii uu qaban lahaa Safiir dawlad aad col tihiin&q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Sheegay Inuu Siyaasi Ismaacil Hure Buubaa uu Xil-qarsoon u Hayo Xukuumada Xamar. "...Ismaacil Buubaa Waa Safiirka Somaliy u Fadhiya Somaliland, Waanuu hayaa shaqadii uu qaban lahaa Safiir dawlad aad col tihiin".
Hargeysa(Xogreebnews)-..."Waa wax jira inay siyaasada & dimoqraadiyada somaliland aynu ku soo abqaalay qaab beelo ah, waxaase inoo kala soocan cida ku hadlaysa afka beesha waxaynu u leenahay madax dhaqameed, afka siyaasadana waxaa ku hadla siyaasiyiinta, mid walba afkeeda cid baa ku hadasha waana qaabkii uu hab dhaqankeenu ahaa, ninka siyaasiga ah waxaa hubaal inuu yahay nin beel walba wax ka sugaya markaa afka beesha kuma hadlo,laakiin Cid ugu hadasha ayuu leeyahay.
Beryahaaba waxaa aan arkaayey in ismaaciil buubaa oo shaadhadh badan iska hoos xidhani uu doonayo inuu jaahwareeriyo bulshada necayb iyo cunfi xun ka dhex abuuro hadalo uu shaqsi siyaasad ku abtirsada odhan karin Miisaska la soo taagan, isagoo ku gabanaya kolba koodhadhkaas aan is lahayni oo midabo kala duwana leh ku hadlaaya, weliba ay jiraan kuwo qarsoon oo uu dedaayo, laakiin hadalkiisa nuxurkiisa aad ka fahmi karto.
Mar waa siyaasi ruug Cadaa ah somaliland ah
Mar waa xubnaha sare ee xisbiga wadani
Mar waa oday beeleed af qabiil ku hadlaya
Waxaa biyo kama dhibcaana, ismaaciil Buubaa inaanu ahayn, mid waligii iyo allahii ka shaqeeyey dan ay Somaliland leedahay midabadantani ay tahay kuwii weligiiba ku dibindaabyeyn jiray.
Ismaaciil waxaa kaloo qarsoon Safiirka Somaliya u fadhiya Somaliland, waanuu hayaa shaqadii uu qaban lahaa Safiir dawlad aad col tihiin uu wadankaaga ka fulin lahaa, tanse ilaahay baa wata wuu daalayaa mid kastoo isku daya waxyeeladeeda isagoo fashilan buu ka baxaa.
Waxan kaga baxayaa oo aan odhan lahaa aambasator ismaaciil Buubaa .
( Dabkad Hurin , Habeen iyo Dharaar Halacyadaad Oogi Hala kuma xarayside , Dadkaad ku Hawiraysaaye , iska Hadhaye Aakhiroba Waa lama huraantiiye).
Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured