Siyaasiga Ruug-cadaaga ah Jamal Cali Xuseen oo Todobaadkan la Filayo Inuu Kasoo Muuqdo Warbaahinta, kana hadli Xaalada dalku galay "... Dad badan ayaa i su'aalaayey goorta aan saxaafadda ka hadli doono si aan fikradayda uga dhiibto arrimaha dalka guud ahaan ka socda". Jamal Ali Hussein

Hargeysa(Xogreebnews)- Siyaasiga Miisaanka culus Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay inuu dhowaan ka hadli doono, Xaalada guud ee dalku jiro, kaddib markii uu muddo aamusna.
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen waxa uu sheegay inuu dhiiban doono, aragtidiisi iyo samatobixinta dalka ee xaaladahan lagu jiro.
Hadaba Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo ka falcelinaya xidhiidho iyo codsiyo uga kala yimi qaybaha Warbaahinta kala duwan oo mudo ka dalbanayay Waraysiyo iyo kumanan dadweyne ah oo kamid ah Taageerayashiisa, asxaabtiisa, ayaa fariin aad u kooban waxa Ku baahiyey bartiisa Facebook, qoraalkaasina waxa u dhigan yahay Sidan.
"... Jamal Ali Hussein
Asc kuligiin waan idin salaamay. Dad badan ayaa i suaalaayey goorta aan saxaafadda ka hadli doono si aan fikradayda uga dhiibto arrimaha dalka guud ahaan ka socda maadama aan aamusna sanadkii 2018 kii Oo dhan. Inshallah wiiga soo socda Iga war suga haddii Eebbe yidhaahdo". Ayuu yidhi Siyaasi Jamaal Cali Xuseen.
Leave a comment |
|
Siyaasiga Ruug-cadaaga ah Jamal Cali Xuseen oo Todobaadkan la Filayo Inuu Kasoo Muuqdo Warbaahinta, kana hadli Xaalada dalku galay "... Dad badan ayaa i su'aalaayey goorta aan saxaafadda ka hadli doono si aan fikradayda uga dhiibto arrimaha dalka guud ahaan ka socda". Jamal Ali Hussein
Siyaasiga Ruug-cadaaga ah Jamal Cali Xuseen oo Todobaadkan la Filayo Inuu Kasoo Muuqdo Warbaahinta, kana hadli Xaalada dalku galay "... Dad badan ayaa i su'aalaayey goorta aan saxaafadda ka hadli doono si aan fikradayda uga dhiibto arrimaha