Shirka laga soo abaabulay madaxtooyada S/land oo ka dhan ah jaaliyada Somaliland ee gobalka Minnesota By abdinaasir jama

0
Tuesday August 28, 2018 - 03:16:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka laga soo abaabulay madaxtooyada S/land oo ka dhan ah jaaliyada Somaliland ee gobalka Minnesota By abdinaasir jama

    Shirka laga soo abaabulay madaxtooyada S/land oo ka dhan ah jaaliyada Somaliland ee gobalka Minnesota By abdinaasir jama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka laga soo abaabulay madaxtooyada S/land oo ka dhan ah jaaliyada Somaliland ee gobalka Minnesota By abdinaasir jama
Shir ka dhan midnimda iyo wada jirka jaaliyada Somaliland ee gobalka Minnesota taas oo ay gacan laxaad leh ka geysteen xubno ka mid shaqaalaha madaxtooyada oo ugu horeeyo xoghayaha gaarka ee madaxweynaha Somaliland  ninka laga magacaabo Mubaarik Ismacil Taani  isagoo  oo uga dan leh hanaan siyaasadeeda iyo mid  beelaysan,
Hadii  aynu ku horeeyno mid siyaasadeeda  ee u ka leeyahay  burburka jaaliyada iyo abuuris ururo u adeega  madaxtooyada Somaliland oo laga abuurayo gudaha dalka maraykanka kuwaas oo danaha laga leeyahay ay ka mid tahay yaraynta sameeynta xafiiska wakiilka Somaliland ee dalka maraykanka taas oo aan kalsooni lagu qabin wakiilka u dhawaan u soo magacaabay madaxweynuhu  isagoo  oo ka soo jeeda beelaha darafyada   , sidoo kalena sas badan ay xukumada ka qabto afkaarta u aaminsan yahay safiirku  iyo sidii ay ururadani uga shaqayn lahayeen barmaamujyada waji ku macaasha oo lagu taageero xukumada  laga abaabulo dalalka dibada , hadaba ururadani  maxay yihiin  :- 
Somaliland Intellectual Forum  oo u ka gudoomiye yahay wiil ka soo jeeda beesha madaxweyne  Muuse Biixi wiilkan lagu magacaabo Saki isaaq 
Ururka labada waa  Somaliland Youth Association  kan labaadan waa ka imika keenay buuqa iyo kala qaybinta jaaliyarada taas oo kan la rabo in jaaliyada la marsiiyo  taas oo la rabo in lagu baabiyo magaca iyo muuqaalka jaaliyada iyadoo  aan jirin wax ay ku midaysan yihiin dhalinyarada ssomaliland ee gobalka laakiin ay jiro afar wiil oo ka soo jeeda beesha madaxweyne Muuse Biixi oo gacan ka helay madaxtooyadu ay hawshan ururka ayaa wataan   ,

Arinta labada ayaa ah in xubno ka tirsan labada urur lagau magacaabi lahaa qunsul ku mushahar qaata gobalka Minnesota oo yidhaahda waxaana u adeega shacab Somaliland ee k u dhaqan gobalka Minnesota  hadaba  si ay taas u hir gasho waxa xubnaha labada urur geed dheer iyo mid gaaban u fuuleen sidii ay arintaas u hir gali lahayn waxay na abaabuleen shir ay ugu magac dareen soo dhaweynta hogaanka dhalinyarada taas oo ay rabaa inay ku fuulaan qodobo laga soo qorsheeyey xarunta madaxtooyada taasan waxa lafo jab ku tahay midnimada iyo wada jira ummada reer Somaliland ee k u dhaqan dalka maraykanka , sida darteeda waxaana ugu baaqay cidkasta oo gacan ka geysan karta joojinta kala fogaynta jaaliyada in loo kaco ,sidoo kale shaqsiyada awoodaha dawliga si gaara ah ugu qarabo kiilaya iyo qaybyaalada u adeegyada inay joojiyaan , kulankaas yahay mid lid ku ah midnimada iyo wada jira jaaliyada 
Gabgeabadii waxaana madaxweynaha ugu baaqayaa inuu hoos u eego shaqaalaha xafiiskiisa ka shaqaynayaa sida bulshada ugu adeegyaan 
Shirka  laga soo abaabulay  madaxtooyada  S/land  oo ka dhan  ah jaaliyada  Somaliland ee  gobalka Minnesota 

By abdinaasir jama 
Email:   farjano111@gmail.com

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured