"..Xukumada manta jirta Iyo madaxwaynuhuba diyarbay u Yihiin Cidii cabanaysa lakinse diyar uma aha cid qaranimada dhawacaysa". Siyaasi Axmed Gobanimo.

0
Saturday August 25, 2018 - 20:25:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "..Xukumada manta jirta Iyo madaxwaynuhuba diyarbay u Yihiin Cidii cabanaysa lakinse diyar uma aha cid qaranimada dhawacaysa". Siyaasi Axmed Gobanimo.

    "..Xukumada manta jirta Iyo madaxwaynuhuba diyarbay u Yihiin Cidii cabanaysa lakinse diyar uma aha cid qaranimada dhawacaysa". Siyaasi Axmed Gobanimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"..Xukumada manta jirta Iyo madaxwaynuhuba diyarbay u Yihiin Cidii cabanaysa lakinse diyar uma aha cid qaranimada dhawacaysa". Siyaasi Axmed Gobanimo.
Cid gara iyo koox ama beel cabanay sa xukumadu waa udiyar inay qanciso sidii sunaha uahayd somaliland lakinse xukumaadu diyar uma aha cid qaranimada dhawacaysa inay xalkeda gasho hadaba cidii cabanaysa dariqa lomaro waynu garanayna hadaba kornayl caare iyo kooxda dhalinyarade lamajara hababiyay kuwasoo leh cadowga Somaliland ayaa saldhig nasiyay taasi qaranka ayay dhawacaysayo wax gorgortana kama galayso takale arinta caare taliyaha cidanka qaranka galaya nux taani. Waayo cidanku wuu kaduwanyahay hadaba caare nusqanbay kutagay kuwii shalay aan bixinayn inuu manta lajogo takale caare cabashadisa maputlabdba dhamaynaysa mise somalilandbu kacabanaya waxanan kacabsi qaba kooxda caa re iyo dhalinyarada lakhalday inay putland layso shacbiga Somaliland waa dad nasibbadan waayo waa shacbi xukumada iyo madaxdaba markasta horfadhisankara nasibka dowladaha jarku kuma dhaqman wixii cabasha miska wada hadalka wixii cidana madaxda cidanka fulinaya




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured