"Waxaan Qirayaa Somaliland Inay Tahay Meel U daran Qofkeeda Wanaagsan Ninkeeda Xuna U kool-koolisa Oo Tuugta Siyaasadda Daryeesha, Qofkeeda Jecelna Cidla Kaga Dhaqaaqda" Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaalada Cali Sandulle.

Hargeysa(Xogreebnews)-aqoonyahan Jamal Ali Hussein Oo Ka Hadlay Xanuunka Ex Wasiir Cali Maxamed Maxamud Sandulle waxaanu Yidhi”
"Jimce Mubaarak. Qofkastoo damiir lihi wuu ka damqanayaa muuqaalkan arkay xalay ee ahaa Cali Sandule Oo xanuunsanaya. Cali Sandule waan u duceynayaa Ilaahayna caafimaad degdeg ha siiyo; waxaan qirayaa laakiin Somaliland inay tahay meel u daran qofkeeda wanaagsan ninkeeda xuna u koolkoolisa Oo tuugta siyaasadda daryeesha, qofkeeda jecelna cidla kaga dhaqaaqda; waa ayaan daro in maanta Cali Sandule ku dhex xanuunsanayo Oo aanu gargaar haysan. Kuligeen ceeb bay inagu tahay hadaan arrinkaa shicib, baayacmushteri iyo dawladiba u kicin”
Leave a comment |
|