"Madaxweyne Albaabka Fur oo Ummadda La Tasho".Sheekh Aadan Siiro

0
Tuesday August 21, 2018 - 19:55:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweyne Albaabka Fur oo Ummadda La Tasho".Sheekh Aadan Siiro

    "Madaxweyne Albaabka Fur oo Ummadda La Tasho".Sheekh Aadan Siiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweyne Albaabka Fur oo Ummadda La Tasho".Sheekh Aadan Siiro

Hargeysa (Xogreebnews.com) – Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimada waawayn ee dalka oo maanta khudbad u jeedinayay dadwayne badan oo salaadii ciida ku tukanayay garoonka xawaadle ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu albaabka furo oo uu la tashado umada six al looga gaadho dhibaatooyinka wadanka ka taagan.

Sidoo kale Sheekh Aadan Siiro ayaa waxaa uu xisbiyada mucaaridka ugu baaqay in ay ilaaliyaan amaanka iyo isku duubnida wadanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured