Wasiirka Maaliyada Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacowday 6-la Taliye oo 5 Kamid ahi, kasoo Jeedan Beeshiisa (Ciidagale) iyo Fadeexadaha Dul-hoganaaya

0
Sunday August 19, 2018 - 02:48:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1851
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Maaliyada Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacowday 6-la Taliye oo 5 Kamid ahi, kasoo Jeedan Beeshiisa (Ciidagale) iyo Fadeexadaha Dul-hoganaaya

    Wasiirka Maaliyada Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacowday 6-la Taliye oo 5 Kamid ahi, kasoo Jeedan Beeshiisa (Ciidagale) iyo Fadeexadaha Dul-hoganaaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Maaliyada Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacowday 6-la Taliye oo 5 Kamid ahi, kasoo Jeedan Beeshiisa (Ciidagale) iyo Fadeexadaha Dul-hoganaaya
Hargeysa(Xogreebnews)-Wasiirka Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi, ayaa magacaabay shan la taliye oo dhammaantood la taliyayaal ka noqon doona wasaaradda maaliyadda.
Ma jiro war rasmi ah oo uu Wasiir Yuusuf ku baahiyay magacaabista la taliyayaashan oo uu ka dhex muuqdo guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel).
Shanta la taliye ee uu Wasiirku Magacaabay ayaa sidoo kale 5 ka mid ah ay yahiin beesha uu Ka soo jeedo Wasiirku waxaana ay kala yahiin


1.Prof. Maxamed Yuusuf Iqra, la taliyaha Istaraatajiyada / Ciidagale

2.Maxamed Xaaji, kaaliyaha Prof Iqra ee la taliyaha Istaraatajiyada / Sacad Muuse
3.Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel), la taliyaha sharciga / Ciidagale

4.Liibaan Maxamed Yuusuf, la taliyaha human resource / Ciidagale

5 . Maxamed Yuusuf Xaaji Cabdi la taliyaha arrimaha miisaaniyadda/ Ciidagale
6. Ismaaciil Lug-weyne, la taliyaha arrimaha wacyigelinta/ Ciidagale.

Lama garanayo waxyaabaha uu Wasiirka maaliyaddu ku xushay la taliyayaashan, laakiin waxay noqonayaan la taliyayaashii u horeeyay ee tiradan leeg ee lagu dhex arko guud ahaan xukuumadda Somaliland ee aan weli sannadka jirin.
Madaxweyne Biixi, ayaan weli si rasmi ah u magacaabin la taliyayaal, waxaana la sheegaa inuu meesha ka saaray inta badan la taliyayaashii Madaxweynihii hore oo lagu dhaliilo jiray tiro badnaan iyo tayo la’aan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured