Waa laga gudbay xiligi xulufaysiga iyo iskubelbanu nahay Dariiqi guusha qaranka madaxwayne muuse Cagtu saare Yaan tareenku ka tagin. Siyaasi Axmed Gobanimo

0
Thursday August 16, 2018 - 17:57:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa laga gudbay xiligi xulufaysiga iyo iskubelbanu nahay Dariiqi guusha qaranka madaxwayne muuse Cagtu saare Yaan tareenku ka tagin. Siyaasi Axmed Gobanimo

    Waa laga gudbay xiligi xulufaysiga iyo iskubelbanu nahay Dariiqi guusha qaranka madaxwayne muuse Cagtu saare Yaan tareenku ka tagin. Siyaasi Axmed Gobanimo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa laga gudbay xiligi xulufaysiga iyo iskubelbanu nahay Dariiqi guusha qaranka madaxwayne muuse Cagtu saare Yaan tareenku ka tagin. Siyaasi Axmed Gobanimo
Madaxwayne muse bixi oo baryahanba amusna umaduna udhagtagaysay howsha qarankan halku kabilabo 
Ayaa marqudha. Laarkay talabadu qaatay tasoon madaxwayne dalkan soomaray aanloga baran goaan tarikhiya ka soo uugacanta kusoo celiyay ilihi dhaqalaha ee shirkadaha garka iyo shakhsiyadka gacanta ugujiray kuna sooceliyay gacanta dowlada waxa a kaloo iyana uxayiray guryihi dowladena cidgara kushaqaysanayen kadib marki dhalanrog kusamaynayen guryihi dowlada ee mudada laga kireyay hadaba dowladan muse waxbadan ayaa laga filaya kusoo gacanta ugalay ganacsato dhigmirata umadana tacadi dhaqale iyo shaqp aburba ku hayay.
Waxaa kaloo adunyadu iyo dalkaynu jarka nahay ee itopia inagu amanen sidaynu uga qayb qadanay xisadi ismamulka dowlad deganka somalida itopia iyo soo dhawaynta qaxotigi oo qabilad wanagsan lagu qabilay iyadoo xududaha somaliland cidamadu sugen gacantana kudhigen gadid lalasoo baxsaday somaliland waxay mujisay bisaylka siyasada geeska iyo inay qaran dhamaystiran tahay xaga labada dal eeynu jarka nahay somalia iyo jabutiba laguwaxyeleyay umadihi. Jogay ee itoopia kasoojeday 
Gunti iyo gabagabadi madaxwayne muse soocelinta ilaha dhaqalaha iyo ilalinta hantida qarankan inanu cidna iga baydhayn ama xukufo xusbi ama belxigta midna qarankani logu jojinmayo.  wuu dhaqaqay qarankiye yaan tarenku katagin 
Waxaa qoray siyasi axmed gobonimo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured