Ibrahim Mahdi Buubayow kala Daa Hantidiba la lunsaday baan badhaya iyo Iliihi Dhaqalaha Qaranka. Cid gara haloo daayo. Siyaasi Axmed Gobanimo oo ka Tirsan Xisbiga Kulmiye

0
Monday August 13, 2018 - 20:20:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ibrahim Mahdi Buubayow kala Daa Hantidiba la lunsaday baan badhaya iyo Iliihi Dhaqalaha Qaranka. Cid gara haloo daayo. Siyaasi Axmed Gobanimo oo ka Tirsan Xisbiga Kulmiye

    Ibrahim Mahdi Buubayow kala Daa Hantidiba la lunsaday baan badhaya iyo Iliihi Dhaqalaha Qaranka. Cid gara haloo daayo. Siyaasi Axmed Gobanimo oo ka Tirsan Xisbiga kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ibrahim Mahdi Buubayow kala Daa Hantidiba la lunsaday baan badhaya iyo Iliihi Dhaqalaha Qaranka. Cid gara haloo daayo. Siyaasi Axmed Gobanimo oo ka Tirsan Xisbiga kulmiye
Xildhiban maahdi buba ayaa madaxwaynaha kacodsaday inuu kanoqdo goanka shirkadaha gacanta kuhayay melo kala duwan gaar ahaan shirkada srm ee amanka madarka gacanta kuhaysay goanka oo shacbigu sibaladhan isoo dhaweyen 
Hadaba doradna wuxuu lahaa hadanu nahay gudida dabagalka hantida qaranka ee golaha wakilada.
Waxaanu hayna rag xil haynjiray oo hanti. Lunsaday iyagoo rag kamida xukumadi sillanyo kudhawaqay sida wasirki hore ee howlaha guud cali marexan 
Hadaba marku sahanyahay ibrahim marku umada lahaa shaqadi barlamankanu wadna hadana madaxwaynihi shaqada qaranka waday ee qaranka uhiliyay ee sooceliyay ilihii dhaqalahe cidgara gacanta kuhaysay dadgarina kunolayen inxukumadu gacanteda kusoo celisay tasoo ibrahim madaxwaynaha kuyidhi kanoqo goaanka oo dadka gaarka udaa isma qabato hantidibanu badhayna hadana hantidi umada cidgara haloo daayo 
Hadaba gudida dabagalka oo siyasad kale kujirto waliba cidgarana loosocdo waan inloo arka waayo umada waxay dantu ugu jirta melaha muhimka ahaa ee cidgari gacanta kuhaysay ciday rabana shaqalaysin jiray ciday donana eryijiray 
Waxanay noqonaysa shaqo shacbigu usimanyahay
Waxanay kenaysa shaqo abur muwadinin badani fursad uhelan oo marki hore aan helikarin xag waji xag qabilba madama cidgari lahayd.
Hadaba hadii musuq cid lagu edaynayo buba nasir liiska edaa nasir cali shire walalki hakusoo qoro liiskana halasoo badiyo waxanu ognahay in cidgara loo jeedo soconmaysana Ibrahim mahdi muba kala daa hantidi umada lalunsaday oo waanu badhayna iyo ilaha dhaqalaha dowlada cidgara haloodayo allaah mahadleh.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured