Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Ee Somaliland Oo Si Rasmi Hargeysa Uga Bilawday Imtixaanka Arday Jaamacadda Shaqaalaha Dawladda Ee Itoobiya Deeq Waxbarasho Oo Heerka 2aad Ah Tegi Doona

0
Friday August 10, 2018 - 03:43:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 985
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Ee Somaliland Oo Si Rasmi Hargeysa Uga Bilawday Imtixaanka Arday Jaamacadda Shaqaalaha Dawladda Ee Itoobiya Deeq Waxbarasho Oo Heerka 2aad Ah Tegi Doona

    Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Ee Somaliland Oo Si Rasmi Hargeysa Uga Bilawday Imtixaanka Arday Jaamacadda Shaqaalaha Dawladda Ee Itoobiya Deeq Waxbarasho Oo Heerka 2aad Ah Tegi Doona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Ee Somaliland Oo Si Rasmi Hargeysa Uga Bilawday Imtixaanka Arday Jaamacadda Shaqaalaha Dawladda Ee Itoobiya Deeq Waxbarasho Oo Heerka 2aad Ah Tegi Doona

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Ee Somaliland, ayaa Si Rasmiya Hargeysa uga Bilawday  Imtixaan laga qaadayo  Shaqaalaha dawladda ee Somaliland oo loo tartansiinaayo Deeq Waxbarasho heerka 2aad oo Somaliland ay ku caawisay  Jaamacadda Shaqaalaha Dawladda Ee Itoobiya.  

Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha dawladda ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle, ayaa maanta si rasmiya u daahfuray Tartan Imtixaan shaqaalaha Dawladda ee Somaliland  ay  u geli doonaan Deeq waxbarasho heerka 2aad oo Jaamacadda Shaqaalaha Dawladda ee Itoobiya ku caawisay shaqaalaha dawldada ee Somaliland, waxaanu  Md Sharmarke Geelle guul u rajeeyey dadka ka qaybgelaaya Imtixaankaasi.


Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle  oo ka hadlaayey Imtixaankani loo gelaayo deeqda waxbarasho ee dawladda Itoobiya ku caawisay Shaqaalaha dawladda ee Somaliland waxaanu yidh "Maanta waxaa si rasmi ah u bilowday tartanka loo gelayo fursada waxbarasho ee shaqaalaha dawladdu u gelayaan waxbarashada heerka 2aad ee Jaamacada Shaqaalaha Ethiopia. Waxaanu rajaynayaa guul iyo tartan ku dhisan xor iyo xirfad”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured