Barlamaankii ugu masuqmasuqa badnaa oo mooshinkasta boqolal kun oo dolar mooshinkasta kuqadanjiray ayaa maanta musuq ku eedaynaya rag kamida dowladi siilaanyo. Siyaasi Axmed Gobanimo.

0
Thursday August 09, 2018 - 17:13:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1357
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barlamaankii ugu masuqmasuqa badnaa oo mooshinkasta boqolal kun oo dolar mooshinkasta kuqadanjiray ayaa maanta musuq ku eedaynaya rag kamida dowladi siilaanyo. Siyaasi Axmed Gobanimo.

    Barlamaankii ugu masuqmasuqa badnaa oo mooshinkasta boqolal kun oo dolar mooshinkasta kuqadanjiray ayaa maanta musuq ku eedaynaya rag kamida dowladi siilaanyo. Siyaasi Axmed Gobanimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barlamaankii ugu masuqmasuqa badnaa oo mooshinkasta boqolal kun oo dolar mooshinkasta kuqadanjiray ayaa maanta musuq ku eedaynaya rag kamida dowladi siilaanyo. Siyaasi Axmed Gobanimo.
Barlamakenan manta jooga xataa wakhtigi ayay musuqen oo 13sano ayay fadhiyan waxanay fursadi aqonyahano badani qarankan wax ugu qabanlahayen ayay laba teram kalumiyen
Waxanay noqden barlamanki ugu musuqa badna intay somaliland jirtay xataa naxaristi way kagurtay waayo moshinka lakeeno xataa haduu umada kalifad kuyahay maegane maxaa lasocda ayuunbay odhanjireen 
Shaqadi umadu uwakilatay dariqedi may marine waa danaystayal lafahoga uun kahadla xataa umadii soo doratay waxay gadhsiyen in aan nindanbe aan lasoo doran mar hadanay umadi iyo qaranki midna aanay dib usoo eegin 
Waxaa kaloy raban inay sii fadhiyan waayo waxay ogaden inanay cidiba jeclayn xukumad iyo shacbiba sidaa daraded way dabada hayaan xerarki doroshoyinka iyagoo laba arinba kaarka inanay lasocon lacagihi ay ubarten iyo inay mesha dhafayan 
Xukumadan muse bixi ee guud ahaanba mesha kasartay danti garka ahayd iyo cid shaqadeda laga lalusho ayaa waxaa caqabad kuah manaxayashan golaha fadhiya ee damirki ka babaay 
Hadaba iyadoo sidasi jirto ayay manta kuedaynayan rag kamida dowladi sillanyo inay musuq galeen iyagoon umada ushegin markay xafisyada fadhiyen waayo xisabtoda ayay qadan jiren umaduna manta dhagaysanmayso ragasa wax musuqay waayo manta xilba mahayan dhinaca kale nasir cali shire maimika loo magacabay gudomiyaha musuqmasuqa barlamanka hore manu ujirin arintan cidba lagu xumaynaya oo siyasadba kujirta 
Xukumada muse waa inay barlamanka gudi musuqogi soo badha loosara markasay iyaguna kahadliye lacago badan oo qarankan wax uqabanlahayd ayay jebadaha kushubten tasoo shacbigana kujideyenvcashuro badan oonay qadi karin.
Mujahidkuna qarankan ayuu naftisa iyo maskaxdisa uhuray lakinse manta mashaqaynkaro wuxuu ubahanyahay nasimo iyo xanano lasiyo waayo mujahidka inankisi oo 40jira oo dalka wax kubartay ayaa joga ogna durufaha dalkani kujiro waa in janiska lasiya maskaxda iyo xoga cusub guud ahaanba qarankan cidii wax uqabanlahayd indhuhu ma qabtan allah mahadle.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured