"..Madaxweynaha Jabouti iyo Dadkii reer Jabouti oo Waa Cusubi u Beryey , ogaadayna inay Haan gun la' Dhaaminayeen Sanado Badan".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

0
Saturday August 04, 2018 - 19:29:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "..Madaxweynaha Jabouti iyo Dadkii reer Jabouti oo Waa Cusubi u Beryey , ogaadayna inay Haan gun la' Dhaaminayeen Sanado Badan".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    "..Madaxweynaha Jabouti iyo Dadkii reer Jabouti oo Waa Cusubi u Beryey , ogaadayna inay Haan gun la' Dhaaminayeen Sanado Badan".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"..Madaxweynaha Jabouti iyo Dadkii reer Jabouti oo Waa Cusubi u Beryey , ogaadayna inay Haan gun la' Dhaaminayeen Sanado Badan".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule
Hargeysa(Xogreebnews)-Ka dib Markii ay dhacday inuu Madaxweynaha Somali uu ka degay Dalka Erateria,iyadoo aan xal laga gaadhin dhulka Somaliyeed Djabouti ay Erateria ka haysato ,  kaaga sii darane Farmaajo wuxuu Jimciyada Qurumaha ka dhexaysa ka codsaday in cunaqabataynta Erataria laga qaado, si bilaa shuruud ah , taasoo sida cad aan ahayn go,aan iyo feker isaga ka soo maaxday ee ah mid loo yeedhiyey sidii awelba dhici jirtay.
Dawlada jabouti oo ay arrintani ku noqotay af kala qaad, dhaqan somali ku cusub oo aan hore u dhicin , waxay dawlada jabouti u yeedhay safiirkii ka joogay dalka somalia, 
Haddaba sida uu xusay nin iga horeeyey wuxu ku masaalay dalkii jabouti inuu u egaaday Tuulo wadadii ka leexatay, waxay is waydiintu tahay maxaa soo celinaya oo ay jabouti yeelaysaa, ma haantii gunta la ayd bay sii dhaaminaysaa oo waxay ku xidhiidhsanaan doontaa ninka ay siyaasadiisu tahay  kii la yiraahdo soo dhiibna uu soo dhiibo ,hadana yidhaahdo waan khaldamay, marka la yiraahdo kaalayna imanaya ee aan siyaasad iyo wadaniyadi halkaa ka taagan tahay ayey sii wadi mise waxay noqon dawlada kowaad ee walaaleheeda somaliland citiraafta ? 
Somaliland baa og Somalia waxay gasho waxay gudaane, haday Umad wax lala yeesho yihiina somaliland baa la yeelan tahayde.
Somalilandna 1960 kii bay khaldantay ,  jaboutina  iska garatay ,Djaboutina maanta khaldantaye ,lafba lafta ku xigtaa lagu kabaaye  yaan laydinka horayn aqoonsiga Somaliland raganimo meel cidhiidhyoon bay ku jirtaaye. Wa bilaahi tawfoiq.
Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured