Siyaasiyiin iyo Haldoorka Jaaliyada Somaliland ee reer Sheffield oo Soo Dhoweyn Miisaankeedu Culus yahay ku qaabilay Suxufiga Ruug-caadaga ah Maxamed Cabdi Guuleed (Curad) Iyo Ex-Wasiir Dr Mohamed Yasiin....

0
Friday August 03, 2018 - 03:01:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1736
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasiyiin iyo Haldoorka Jaaliyada Somaliland ee reer Sheffield oo Soo Dhoweyn Miisaankeedu Culus yahay ku qaabilay Suxufiga Ruug-caadaga ah Maxamed Cabdi Guuleed (Curad) Iyo Ex-Wasiir Dr Mohamed Yasiin....

    Siyaasiyiin iyo Haldoorka Jaaliyada Somaliland ee reer Sheffield oo Soo Dhoweyn Miisaankeedu Culus yahay ku qaabilay Suxufiga Ruug-caadaga ah Maxamed Cabdi Guuleed (Curad) Iyo Ex-Wasiir Dr Mohamed Yasiin....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiyiin iyo Haldoorka Jaaliyada Somaliland ee reer Sheffield oo Soo Dhoweyn Miisaankeedu Culus yahay ku qaabilay Suxufiga Ruug-caadaga ah Maxamed Cabdi Guuleed (Curad) Iyo Ex-Wasiir Dr Mohamed Yasiin....
Sheffield(Xogreebnews)- Qaar Kamid ah Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriis gaar ahaan Magaalada Sheffield, ayaa soo dhoweyn miisaankeedu culus yahay kusoo dhoweeyey Suxufiga Ruug-caadaga ah ee reer Somaliland Maxamed Cabdi Guuleed (Curad) iyo Siyaasi Ex-Wasiir Dr Mohamed Yasiin oo safar hada ku maraya qaar Kamid ah dalal qaarada Yurub, gaar ahaana England.
Wariyaha Ruug-caadaga ah ee Maxamed Cabdi Guuleed (Curad) oo ah Mulkiilaha Wargayska Madaxbanaan ee kasoo baxa magaalada Hargeysa ee Yool iyo Ex-Wasiir Dr Mohamed Yasiin, ayaa waxa kusoo dhoweeyey Magaalada Sheffield dadweyne iskugu jira Siyaasiyiin, aqoonyahano iyo qaybaha bulshada, kuwasoo u sameeyey Suxufiga iyo Siyaasi Maxamed Yaasin, casho sharaf lagu maamusay Wariye Maxamed  Cabdi Guuleed, oo runtii ashkhaasta faro-ku tiriska ah ee Hibbada Ilahay u siiyey mihnada Saxaafada, isla markaana muddo 20-sanno ah ku shaqaynaayey.
Kulankaas lagu maamusay Wariye Mohamed Cabdi Curad, ayaa si weyn oo niyadsami ah ay ugu farxeen Siyaasiyiintii iyo aqoonyahankii kulankaas cashada ahaa u sameeyey. Iyadoo ay haldoorkii Wariye Curad soo dhoweeyey halkaas isku xog waraysteen. Halkan hoose ka Daawo qaar Kamid ah Sawiirada soo dhoweyntii Suxufi Maxamed Cabdi Guuled (Curad) Iyo Ex-Wasiir Dr Mohamed Yasiin.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured