Siyaasi Axmed Gobonimo oo Ismaacil Buuba ku Tilmamay siyasi rug-cadaya lakinse aan waligi waxba dhisin wuxuu Dumiyo Moyee....

0
Tuesday July 31, 2018 - 17:57:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Axmed Gobonimo oo Ismaacil Buuba ku Tilmamay siyasi rug-cadaya lakinse aan waligi waxba dhisin wuxuu Dumiyo Moyee....

    Siyaasi Axmed Gobonimo oo Ismaacil Buuba ku Tilmamay siyasi rug-cadaya lakinse aan waligi waxba dhisin wuxuu Dumiyo Moyee....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Axmed Gobonimo oo Ismaacil Buuba ku Tilmamay siyasi rug-cadaya lakinse aan waligi waxba dhisin wuxuu Dumiyo Moyee....
Isamacil mahdi buba waa siyasi rugcadaya lakinse wuxuu dumiyo moyee waligi aan waxba dhisin imikana siyasad midabo badan ayuu isticmalaya taaso ayka muqato inuu bulshada iska horkenayo isagoo kusoo dhexdhumanaya xusbiga wadani iyo besha garxajisba 
Waxanu dhawan lakulmay Madaxwayne muse bixi isagoo inoo shegay in madaxwaynuhu kala tashanayay isbadalka siyasada geeska oo hormodka katahay itioopia mantana wuxuu kahadlaya arimo saamibursiya intuu warbahinta arimahan kaga hadlayo marku madaxwatnaha horjogay miyuu ushego 
Takale wuxuu yidhi waa in dib loo egaa belaha darafyada dasturkana lafura 
Waxa kaluu shegay in besha dhexe iyada laftedu isasi dulmiday 
Marka nin isaga iyo beshisu cadalad xumo iyo saami yari tirsanayso siday cidkale xaqoda uguradin belaha darafyadu waxay kacabanayan besha dhexe iyado iskuduban hadaba siyasinta guurgura dalka halaga jiro.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured