Siyaasi Cali Guray oo Qarxiyey Khilaaf Bilo ka dhex Taagnaa Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wasiir Guri-barwaaqo oo Saxeexi ka Joojiyey Agaasimihiisa Guud, Fal Cunsurinimo Anna kula kacay, "..Anigu wasiir ka liita ma garanayo wasiirka reer Hargeysa ee Agaasimihiisii Guud oo reer Sanaag Bari ah sedex bilood shaqo ka joojin ugu qoray". Cali Guray.

0
Tuesday July 31, 2018 - 05:24:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cali Guray oo Qarxiyey Khilaaf Bilo ka dhex Taagnaa Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wasiir Guri-barwaaqo oo Saxeexi ka Joojiyey Agaasimihiisa Guud, Fal Cunsurinimo Anna kula kacay, "..Anigu wasiir ka liita ma garanayo wasiirka reer Hargeysa ee Agaasimihiisii Guud oo reer Sanaag Bari ah sedex bilood shaqo ka joojin ugu qoray". Cali Guray.

    Siyaasi Cali Guray oo Qarxiyey Khilaaf Bilo ka dhex Taagnaa Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wasiir Guri-barwaaqo oo Saxeexi ka Joojiyey Agaasimihiisa Guud, Fal Cunsurinimo Anna kula kacay, "..Anigu wasiir ka liita ma garanayo wasiirka reer Hargeysa e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Cali Guray oo Qarxiyey Khilaaf Bilo ka dhex Taagnaa Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wasiir Guri-barwaaqo oo Saxeexi ka Joojiyey Agaasimihiisa Guud, Fal Cunsurinimo Anna kula kacay, "..Anigu wasiir ka liita ma garanayo wasiirka reer Hargeysa ee Agaasimihiisii Guud oo reer Sanaag Bari ah sedex bilood shaqo ka joojin ugu qoray". Cali Guray.
Hargeysa(Xogreebnews)- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo Ku eedeeyey inuu khilaaf ka dhex abuuray Wasaarada, isla markaana uu Wasiirku saxeexii ka joojiyey agaasimihiisa guud Aqoon-yahan  Cali Maxamed Cali oo dhalasho ahaan kasoo jeeda bariga gobolka Sanaag.
Sidoo kale, Siyaasi Cali Guray waxa uu wasiirada xilalka haya Ku tilmaamay dad cunaha iskaga duubay shaqadii qaranka, kuwasoo mid walba wasaaradii la geeyey uu qoortan kaga maran yahay masuuliyiinta ka hoosaysa iyo shaqada hayaddu qabatoba. Waxa kaloo Siyaasi Cali Guray tooshka Ku shiday Wasiir guri barwaaqo oo u Ku tilmaamay shaqsigii ugu liitay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, iyadoo uu sheegay inuu bahdilaad u gaystay agaasimihiisi guud. Sidaasna waxa uu Ku sheegay Siyaasi Cali Guray qoraal uu Ku baahiyey bartiisa Facebook, kasoo u dhigan sidan.


"..HA WAREEGTO GIRAANTU
Anigu wasiir ka liita ma garanayo wasiirka reer Hargeysa ee Agaasimihiisii Guud oo reer Sanaag Bari ah sedex bilood shaqo ka joojin ugu qoray. Taas anigu bahdalaad baan u arkaa. Waa wasiir aan farsamo-yaqaan ahyn siyaasina ahayn markaa wax aan khasaare ahayn uu soo kordhin karaa ma jirto. Wasaaradda Warfaafinta inta wasiir dhex fadhiyo weligeed toosi mayso waayo maaha wasiirku ka isagu ay tahay ama ka masuulka ah socodsiinta hawlmaalmeedka wasaaradda ee waxa ah Agaasimaha Guud. Dawlad wanaaga waxa gees marsan oo Somaliland ragaadiyay wasiiro iyagu wasaaradihii qoorta ku duubtay oo isagu maamulaya isagoon maamuli karin. Marka uu ka tago ku cusub oo ayaa isaguna markiisii ay noqotay baa la wareegaya isaga ayaana sidii kit hore yeeli jiray isaguna markiisa yeelaya oo hadana ka tegaya. Markaa xaalku saw ha wareegto giraantu uun maaha miyay haya’do ama wasaarado sidaa ku dhismi karaan?.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured