Daawo Xogreeb Tv: "Labadaydii Carruurta ahaa iyo Inankii Walaallkay dhalay ee lagu dilay Ceeryaan nabad gelyo ayaan dhaafsanayaa. 30 carruur ah oo 10 jirku ugu weyn yahay ayey ka tageen oo maanta xilkoodu is saaran yahay. Xaqa iyo Geerida ma diidani ninkii diidaa isaga cirka roob ku og." Odayga dhalay rag ku dhintay Shaqaaqadii Deegaanka Ceeryaan ee Gobolka Sanaag

0
Saturday July 28, 2018 - 05:16:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1014
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: "Labadaydii Carruurta ahaa iyo Inankii Walaallkay dhalay ee lagu dilay Ceeryaan nabad gelyo ayaan dhaafsanayaa. 30 carruur ah oo 10 jirku ugu weyn yahay ayey ka tageen oo maanta xilkoodu is saaran yahay. Xaqa iyo Geerida ma diidani ninkii diidaa isaga cirka roob ku og." Odayga dhalay rag ku dhintay Shaqaaqadii Deegaanka Ceeryaan ee Gobolka Sanaag

    Daawo Xogreeb Tv: "Labadaydii Carruurta ahaa iyo Inankii Walaallkay dhalay ee lagu dilay Ceeryaan nabad gelyo ayaan dhaafsanayaa. 30 carruur ah oo 10 jirku ugu weyn yahay ayey ka tageen oo maanta xilkoodu is saaran yahay. Xaqa iyo Geerida ma dii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: "Labadaydii Carruurta ahaa iyo Inankii Walaallkay dhalay ee lagu dilay Ceeryaan nabad gelyo ayaan dhaafsanayaa. 30 carruur ah oo 10 jirku ugu weyn yahay ayey ka tageen oo maanta xilkoodu is saaran yahay. Xaqa iyo Geerida ma diidani ninkii diidaa isaga cirka roob ku og." Odayga dhalay rag ku dhintay Shaqaaqadii Deegaanka Ceeryaan ee Gobolka Sanaag

Oday Jaamac oo ah Aabbaha dhalay labo Wiil oo ku geeriyooday Shaqaaqadii labada Beelood ee walaalaha ah ku dhexmray deegaanka Ceeriyaan ee gobolka Sanaag dhammaadkii toddobaadkan tegay, ayaa ka hadlay geerida ku timi labadiisa Wiil, waxaanu sheegay in labadiisii Wiil ee shaqaaqadaa ku dhintay uu maanta kaga samrayo, kuna doorsanayo in nabad la helo.

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured