Daawo Xogreeb Tv: Prof: Samater oo Shuruudo ku Xidhay Xil loo Bandhigay, Siyaasadda Dibedda ee Somaliland-na ku Tilmaamay mid Dhiidhi ku Jirta

0
Wednesday July 25, 2018 - 02:42:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: Prof: Samater oo Shuruudo ku Xidhay Xil loo Bandhigay, Siyaasadda Dibedda ee Somaliland-na ku Tilmaamay mid Dhiidhi ku Jirta

    Hargeysa(Xogreebnews)- Prof, Axmed Ismaaciil Samater, ayaa waxa uu kulan cilmiyeed la yeeshay qaar ka mid ah dhalinayarada reer Hargeysa. Kulan Cilmiyeedkan uu Prof, Axmed Ismaaciil Samater la yeeshay dhalinyrada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)- Prof, Axmed Ismaaciil Samater, ayaa waxa uu kulan cilmiyeed la yeeshay qaar ka mid ah dhalinayarada reer Hargeysa. Kulan Cilmiyeedkan uu Prof, Axmed Ismaaciil Samater la yeeshay dhalinyrada Hargeysa

Hargeysa(Xogreebnews)- Prof, Axmed Ismaaciil Samater, ayaa waxa uu kulan cilmiyeed la yeeshay qaar ka mid ah dhalinayarada reer Hargeysa. Kulan Cilmiyeedkan uu Prof, Axmed Ismaaciil Samater la yeeshay dhalinyrada Hargeysa ayaa waxa uu ku saabsanaa sida qaran loo dhiso loona horumariyo.

AXMED ISMAACIIL SAMATAR OO SHEEGAY IN SIYAASADDA DIBEDDA EE XUKUUMADDA MUUSE BIIXI DHIIDHI KU JIRTO 2018

 

 

 

 

 

Dhalinyardii ka qayb galay kulan aqooneedkaas ayaa waxa ay Prof, Axmed Ismaaciil Samater ay waydiiyeen Su,aalo ku saabsan sida qaranka loo dhiso loona ilaaliyo, Islamarkaana hurumarkiisa looga shaqeeyo iyo xil Wasiirnimo maka qabanaysaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi iyo shuruudo adag oo uu ku xidhay.

Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa geesta kale Waraysi uu siiyey Horn Cable TV oo uu arrimo door ah kaga hadlay ku sheegay in Siyaasadda Somaliland ee dhinaca arrimaha dibeddu u baahantay in laga saaro Dhiidhi ama Dhoobo uu sheegay inay gashay oo ay wakhtigan ku jirto, siduu hadalka u dhigay.

Muuqaallada Qodobbada Warkan la xidhiidha ee Waraysiga iyo Hadalka uu kulanka ka jeediyey Prof: Samatar, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa halkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured