Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilahi oo Gudaha Dekeda Berbera Ku qaabilay Wafti sare oo ka Socda Dalka Ugaandha...

0
Thursday July 19, 2018 - 23:00:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilahi oo Gudaha Dekeda Berbera Ku qaabilay Wafti sare oo ka Socda Dalka Ugaandha...

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilahi oo Gudaha Dekeda Berbera Ku qaabilay Wafti sare oo ka Socda Dalka Ugaandha...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilahi oo Gudaha Dekeda Berbera Ku qaabilay Wafti sare oo ka Socda Dalka Ugaandha...
Berbera (Xogreebnews)-Maareeyaha Dekedaha Somaliland Md. Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa gudaha Dekeda Berbera Ku qaabilay Wefti sare oo ka socdo dalka Ugandha.
Waftigan oo isku jira Xildhibaano ka socda Baarlamaanka Udhandha iyo sidoo kale saraakil sar-sare oo dalkaas ah, ayaa uu maareeyaha Dekeddu waxa kusoo wareejiyey qaybaha Dekeda, kuwas oo soo indho-indheeyey, isla markaana kusoo Maray socod lug ah.
Maareeyaha Dekedaha Somaliland Md. Siciid Xasan Cabdilahi, waxa uu sheegay in masuuliyiintan iyo xildhibaadan reer Ugaandha ay ka kororsanayaan khibrad iyo aqoon.
Sidaasna waxa uu Ku sheegay qoraal aad u kooban oo Maareeyaha Dekedu Ku daabacay bogiisa Facebook. Waxanu u dhigan yahay sidan.
"..Wefti ka kooban Barlamaanka Ugandha iyo Masuuliyiin kale ayaan kulan kula yeeshay Gudaha Dekedda Berbera, Waxaannu ka wada hadalnay Weftiga sidii aannu xidhiidh dhaw oo Saaxiibtinimo u yeelan lahayn, Wuxu ahaa kulan qiimo badan oo aannu xog badan is dhaafsanay, waxaa igu wehelinayay Kulanka, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Deg.Berbera".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured