Wasiirka Maaliyada Yuusuf M. Raagge Nacaybka uu u Qabo Bulshada Reer Awdal Waxa Sannaadkan 2018-ka Miisaaniyadii Qaranka Uga Quudhi-waayey Hal Iskuul Ama Goob Caafimaad, Mana Jiro Mashruuc Horumarineed oo Xukuumadu ka Fulinayso ?. W/Q Saki Saleeban Xasan.

0
Sunday July 15, 2018 - 02:44:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1488
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Maaliyada Yuusuf M. Raagge Nacaybka uu u Qabo Bulshada Reer Awdal Waxa Sannaadkan 2018-ka Miisaaniyadii Qaranka Uga Quudhi-waayey Hal Iskuul Ama Goob Caafimaad, Mana Jiro Mashruuc Horumarineed oo Xukuumadu ka Fulinayso ?. W/Q Saki Saleeban Xasan.

    Wasiirka Maaliyada Yuusuf M. Raagge Nacaybka uu u Qabo Bulshada Reer Awdal Waxa Sannaadkan 2018-ka Miisaaniyadii Qaranka Uga Quudhi-waayey Hal Iskuul Ama Goob Caafimaad, Mana Jiro Mashruuc Horumarineed oo Xukuumadu ka Fulinayso ?. W/Q Saki Saleeban X

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Maaliyada Yuusuf M. Raagge Nacaybka uu u Qabo Bulshada Reer Awdal Waxa Sannaadkan 2018-ka Miisaaniyadii Qaranka Uga Quudhi-waayey Hal Iskuul Ama Goob Caafimaad, Mana Jiro Mashruuc Horumarineed oo Xukuumadu ka Fulinayso ?. W/Q Saki Saleeban Xasan.
Miisaaniyad Sanadeedka 2018-ka Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland, isla markaana uu sameeyey Wasiir Yuusuf Maxamed Cabdi Raagge, ayaa uu gabi ahaanba waxa ka tirtiray inuu wax mashaariic horumarineed ah sannaadkan laga fuliyo gobolka Awdaal degmo kastaba.
Sidaasna waxa Go'aamiyey Wasiirkan Maaliyada oo wakhtigaas dagaal Siyaasadeed kula jiray xubin Kamid ah golaha Wasiirada, kaasoo dhalaasho ahaan kasoo jeeda gobolka Awdal, Waana Wasiirka Beeraha Åxmed Muumin Seed. Sannaadkan 2018-ka Hal iskuul, Iyo hal dhakhtartoona Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ka dhisi mayso Degmo ama Tuulo ka tirsan gobalka Awdal. Tallaabadaas oo ah mid udub ah oo cunsuriyad iyo nolol quudhi waa ah.
Hadaba Waxa is waydiin mudan Aqoonta iyo garaadka Wasiirka Maaliyada Yuusuf, heerka uu gaadhsiisan yahay iyo masuuliyad darada cunsuriyadaysan ee u la bartilmaameedsaday gobolka Awdal oo dakhli miisaaniyadeedka dalka wax soo saarkiisu qaybaha ugu badan yahay. Sidoo kale waxa xusid mudan in Wasiirka maaliyada todobaadkan isagoo baanaya sheegay in waaxda cashuuraha beriga ee Gobolka Awdal ka wax soo saar badatay gobolka Togdheer oo markii höre ka dakhli soo saar badnaa.
Sidaas daraadeed bulshada reer Awdal waxaan u sheegayaa inay Wasiirka maaliyada Yuusuf Maxamed iyo Xukuumada ba kula xisaabtamaan wax soo saarka dakhli oo ay tahay in mashaariic horumarineed loogu bedelo, isla markaana Dib wax loogu celiyo gobol Awdal.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured