Daafaca Roma Marquinhos Oo Albaabada Ka Xirtay Dalabyo Waa Weyn Oo Uga Yimid Spain Iyo Ingiriiska

0
Thursday June 06, 2013 - 08:34:44 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daafaca Roma Marquinhos Oo Albaabada Ka Xirtay Dalabyo Waa Weyn Oo Uga Yimid Spain Iyo Ingiriiska

    Daafaca kooxda Roma Marquinhos ayaa mar kale ku celiyay in uu doonayo in uu baaqi ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafaca kooxda Roma Marquinhos ayaa mar kale ku celiyay in uu doonayo in uu baaqi ku Daafaca Roma Marquinhos Oo Albaabada Ka Xirtay Dalabyo Waa Weyn Oo Uga Yimid Spain Iyo Ingiriiska
Waxaa Qoray: Osman Fantastik

Daafaca kooxda Roma Marquinhos ayaa mar kale ku celiyay in uu doonayo in uu baaqi ku ahaado kooxda Roma inkastoo dalabyo rasmi ah oo lagu doonayo saxiixiisa uu ka helayo kooxaha Barcelona , Man City, Chelsea iyo waliba Real Marid.

Daafacaan ee 18-sano jirka ah ayaa xilli ciyaareedkii soo xirmay la qabsaday Roma inkastoo markaan u tahay markii ugu horeeysay oo uu ka ciyaaro banaanka horyaalka Brazil .


Dalabyada uu helayo ayaa qiimo ahaan gaaraya 20-milyan oo euro balse maamulka Roma ayaa gaashaanka u daruurtay .
” Waxaan doonayaa in aan tix giliyo hishiiska aan kula jiro Roma waana mid gaarsiisan illaa afar sano” ayuu yiri laacibkaan reer Brazil ee Marquinhos

” Wararka suuqa ku jira waa fiican yihiin balse aniga kuma fikarayo in aan Roma ka tago , waxaana xoogga saarayaa sidii kooxda si wacan ula qabsan lahaa “ayuu sii raaciyay Marquinhos.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured