Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo Wafti Heer-caalamiya oo Maalgashi Noociisu Cusub yahay Dalka ka Samayn Doona ku Qaabiley Xafiiskiisa. "..Maansha Alla Berberi waxay Noqotay Meel cid waliba kusoo hirato. Waxanu doonaynaa Berbera inay noqoto Meel Maraakibta lagaga shaqeeyo, maadaama oo aanay geeska Africa ka jirin meel lagaga shaqeeyo Maraakibta, oo ay ugu dhow dahay Cumaan". Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Siciid Xasan Cabdilahi

0
Tuesday July 03, 2018 - 23:59:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1387
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo Wafti Heer-caalamiya oo Maalgashi Noociisu Cusub yahay Dalka ka Samayn Doona ku Qaabiley Xafiiskiisa. "..Maansha Alla Berberi waxay Noqotay Meel cid waliba kusoo hirato. Waxanu doonaynaa Berbera inay noqoto Meel Maraakibta lagaga shaqeeyo, maadaama oo aanay geeska Africa ka jirin meel lagaga shaqeeyo Maraakibta, oo ay ugu dhow dahay Cumaan". Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Siciid Xasan Cabdilahi

    Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo Wafti Heer-caalamiya oo Maalgashi Noociisu Cusub yahay Dalka ka Samayn Doona ku Qaabiley Xafiiskiisa. "..Maansha Alla Berberi waxay Noqotay Meel cid waliba kusoo hirato. Waxanu doonaynaa Berb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo Wafti Heer-caalamiya oo Maalgashi Noociisu Cusub yahay Dalka ka Samayn Doona ku Qaabiley Xafiiskiisa. "..Maansha Alla Berberi waxay Noqotay Meel cid waliba kusoo hirato. Waxanu doonaynaa Berbera inay noqoto Meel Maraakibta lagaga shaqeeyo, maadaama oo aanay geeska Africa ka jirin meel lagaga shaqeeyo Maraakibta, oo ay ugu dhow dahay Cumaan". Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Siciid Xasan Cabdilahi
Berbera(Xogreebnews)- Maareeyaha Dekedaha Somaliland Md. Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa Xafiiskiisa Maanta ku qaabiley Wafti Balaadhan oo ka socday Company-yada kala ah
CTOW & Next Maritime, kuwaas oo ka kala socday Wadamada Belgium iyo Nederland.
Waftigan oo ahaa kuwo heer caalamiya, ayaa Maareeyaha Dekedda Berbera kusoo wareejiyey qaybaha Dekedda, waxanay soo indho-indheeyey Marsada Magaalada Berbera, iyagoo doonaya inay maalgashi baahi weyn loo qabo ka sameeyaan Dekedda  berbera.
Maareeyaha Dekedda Berbera Md. Siciid Xasan Cabdilahi oo warbaahinta uga warbixiyey waftigaa waxa uu yidhi.
"..Maansha Alla Berberi waxay Noqotay Meel cid waliba kusoo hirato. Waxanu doonaynaa Berbera inay noqoto Meel Maraakibta lagaga shaqeeyo, maadaama oo aanay geeska Africa ka jirin meel lagaga shaqeeyo Maraakibta, oo ay ugu dhow dahay Cumaan.
Anigoo fulinaya Waajibaadkii Madaxweynaha qaranka Somaliland Mudane Muuse Biixi ee ahaa horaa loo soconayaa, dalka la geliyo Mashaariic cusub, iyo shaqo abuur. Waxaa Maanta sharaf weyn noo ah inay nala joogaan saddexdaas Company, oo nalaga shaqaynayn doonaa Goob lagu hagaajin Doono Maraakiibta Cilada Farsamo ku timaado".
Mar kale isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi, "...Umadda Somaliland waxaan ugu Bushaaraynaya Horumarka Magaalada Berberi Hooyada u tahay ee ka socdaa in gacmo furan lagu soo dhoweeyo, 
yahayna wax lagu farxo. Waxa kaloon Maanta halkan ka sheegayaa, In Maraakibta Iskaraabka ah ee yaala Biyaha Badda ee Somaliland ay ka dhamaadan, hadii ay muddo Bil ah kaga dhamaan waayaan gacanta Dawladda ayaa wax lagaga qabanaya, waana la jiidaya oo la iskaraab garaynayaa". Ayuu yidhi Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilahi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured