"..Somali labadaa calan si ay ku dhaanto ma jirto. Ethiopia waxay si diiran u soo dhawaysay wefti ka timi Ereteria, waxaa Abisababa dariiqyadeeda lagu qurxiyey labada calan ee labada dal". Siyaasi Cali Mareexan.

0
Monday July 02, 2018 - 01:59:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "..Somali labadaa calan si ay ku dhaanto ma jirto. Ethiopia waxay si diiran u soo dhawaysay wefti ka timi Ereteria, waxaa Abisababa dariiqyadeeda lagu qurxiyey labada calan ee labada dal". Siyaasi Cali Mareexan.

    "..Somali labadaa calan si ay ku dhaanto ma jirto. Ethiopia waxay si diiran u soo dhawaysay wefti ka timi Ereteria, waxaa Abisababa dariiqyadeeda lagu qurxiyey labada calan ee labada dal". Siyaasi Cali Mareexan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"..Somali labadaa calan si ay ku dhaanto ma jirto. Ethiopia waxay si diiran u soo dhawaysay wefti ka timi Ereteria, waxaa Abisababa dariiqyadeeda lagu qurxiyey labada calan ee labada dal". Siyaasi Cali Mareexan.
Hargeysa(Xogreebnews)- Siyaasi Cali Mareexan, ayaa hab diblumaasiyadeed isku barbar dhigay, Xukuumadaha Itoobiya iyo Somaliya, isagoo tilmaamay inay Kala gobsan yihiin, isla markaana Itoobiya ay dalka Erateriya colaada fogi ka dhaxaysay u aqoonsan tahay inay ka khaldanay. 
Ex.  Wasiirka Cali Mareexan waxa farta ugu fiiqay maamulka Somaliya ee ka hadhi la Somaliland qaranimadeeda inay haboon tahay laba dal oo walaalo ah in ay Kala noqdaan. Sidaas Siyaasi Cali Maxamed Xasan (Cali Mareexan) ku sheegay qoraal uu ku daabacay Bartiisa Facebook, kaasoo u dhigan sidan.


"..Koorfur waa laga gobaysan yahay.
 Ethiopia waxay si diiran u soo dhawaysay wefti ka timi Ereteria, waxaa Abisababa dariiqyadeeda lagu qurxiyey labada calan ee labada dal ogow waa labadii dal ee kala go'ay. Sudaan waxay todobaadkii hore shir ugu qabatay Khartuum dhinacyadii Konfurta Sudan iyana waa qaybtii ka go'day Sudan. 
Somaliya iyaga xitaa waxaa laga la yahay in ay qiraan in aynu ahayn laba dal oo wax isku darsaday. Iminkana yaan caawimo lasiin ayey marayaan.Bakhaylnimo iyo xaasidnimo waxaa ugu xun marka qofku ka cadhoodo ama ku bakhaylo wax cidkale bixinaysa".


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured