Siyaasi Cali Guray oo Eedo culculus ku Hurgufay Mujaahid Axmed Mire Nuux, kana Sheekeeyey Dagaaladii Sokeeye inuu dalka ka Dhoofay isagoo La Ilaalinaayo, "...Axmedow hadii maantana aad weli cid ku dhegaysanaysaaba jirto ha ka baxsanin la joog waxad haysana mid ha la hadhin. Hadaad cirka sare badh soo dumiso halkaad ka gasho adigu ayuun baan aniguna ka geliye soo dumi". Siyaasi Cali Guray.

0
Sunday July 01, 2018 - 19:03:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cali Guray oo Eedo culculus ku Hurgufay Mujaahid Axmed Mire Nuux, kana Sheekeeyey Dagaaladii Sokeeye inuu dalka ka Dhoofay isagoo La Ilaalinaayo, "...Axmedow hadii maantana aad weli cid ku dhegaysanaysaaba jirto ha ka baxsanin la joog waxad haysana mid ha la hadhin. Hadaad cirka sare badh soo dumiso halkaad ka gasho adigu ayuun baan aniguna ka geliye soo dumi". Siyaasi Cali Guray.

    Siyaasi Cali Guray oo Eedo culculus ku Hurgufay Mujaahid Axmed Mire Nuux, kana Sheekeeyey Dagaaladii Sokeeye inuu dalka ka Dhoofay isagoo La Ilaalinaayo, "...Axmedow hadii maantana aad weli cid ku dhegaysanaysaaba jirto ha ka baxsanin la joog wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Cali Guray oo Eedo culculus ku Hurgufay Mujaahid Axmed Mire Nuux, kana Sheekeeyey Dagaaladii Sokeeye inuu dalka ka Dhoofay isagoo La Ilaalinaayo, "...Axmedow hadii maantana aad weli cid ku dhegaysanaysaaba jirto ha ka baxsanin la joog waxad haysana mid ha la hadhin. Hadaad cirka sare badh soo dumiso halkaad ka gasho adigu ayuun baan aniguna ka geliye soo dumi". Siyaasi Cali Guray.
Hargeysa(Xogreebnews)-Halkan ka Akhri Qoraalka Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray). 
"..Shirkan taladii Axmed Mire wuu yahay. Inta goor ee Isaaq dhexdiisa uu isku dilay ee baxsaday goobjoog intii u ahayd way ogtahay. Haddana wax kale dalka umuu iman laakiin wuxu ilawsan yahay ugu dambaystii isagoo firxad ah inu idaacadda hoosteeda soo degay ilaa uu dhoofayayna gaadh laga hayay inta laga ilaalinayayna ay tolkii ahayd oo intuu dagaal sokeeye geliyay kolkii kun nin oo Isaaq ahi dhimatayna uu madaarkan Hargeysa ka soo degey uu yidhi "Madaarka anigaa xidhay aniga ayaana furayaā€¯. Waxa la yidhi waar dee Ciidagalle wuu maqan yahay weli. Wuxu ku jawaabay "KOL HADAANU NIMI CIDAGALLENA WUU ISKA IMAN. Ina Mire saw ninkaa muu ahayn? 
Axmedow hadii maantana aad weli cid ku dhegaysanaysaaba jirto ha ka baxsanin la joog waxad haysana mid ha la hadhin. Hadaad cirka sare badh soo dumiso halkaad ka gasho adigu ayuun baan aniguna ka geliye soo dumi.
W/Q 
Siyaasi Cali Guray.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured