Aqoon Yahan Jiir Oo Wer-Wer Ka Muujiyey Dadka Ajaanibka Ah Oo Dhalinyaradii Dalka Shaqadii Ku Cidhiidhyay .

0
Thursday June 06, 2013 - 08:14:00 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoon Yahan Jiir Oo Wer-Wer Ka Muujiyey Dadka Ajaanibka Ah Oo Dhalinyaradii Dalka Shaqadii Ku Cidhiidhyay .

    Sida la og yahay dadka ajaanibka ah ee dalkeena ku sugan ayaa waxay dhibaato weyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida la og yahay dadka ajaanibka ah ee dalkeena ku sugan ayaa waxay dhibaato weyn

Aqoon Yahan Jiir Oo Wer-Wer Ka Muujiyey Dadka Ajaanibka Ah Oo Dhalinyaradii Dalka Shaqadii Ku Cidhiidhyay .

Sida la og yahay dadka ajaanibka ah ee dalkeena ku sugan ayaa waxay dhibaato weyn ku hayaan dhalinyaradii iyo anshax xumo ay dalka ku joogaa, shaki kuma jiro akhristayaal in manta dalkeena laga soo helayoqaar ka qoon badan dadka ajaanibka ah ee hayadaha ka shaqeeya ,iyada oo boqolaal dadka reer Somaliland ah oo aqoon yahano ah ay jaamacadaha uga soo baxeen ,iyada oo aysan jirin cid wax ka qabanyasa dadkan ajaanibka ah ee dalka dhibaatada ku haya.

Wax yaabaha aan soo ogaaday waxaa ka mid ah iyada oo ay dhaqan xumo weyn dalka ku joogaan waayo waxaa dhacda inay marka horeba qaataan inanba inanta ay ka qurux badan tahay oo aan xataa mar marka qaar aan laga qaadin wax imtixaan ah, waxa kala oo jirta inay hablaha qaar kood kuyidhaahdaan galinka danbe soo noqdashaqo ayaa jirta balse baadhitaan badan oo aan arintan ku sameeyeyw axaan ogaaday inay ku hawlan yihiin arimo dhaqan xumo ah , waxa kale oo dad xog ogaali ihi ii xaqiijiyeen inay jiraan hayado hablaha dhalinyarada ah ku dhiiri geliya inay diinta islaamka ka baxaan oo ay xor yihiin, hadaba dhibaatada ay dadka ajaanibka ahi dalkan ku hayaan ma soo koobi karno balse waxaa loo baahan yahay shacab iyo xukuumadba in la iska kaashado sidii looga arinsan lahaa dhibaatooyinka dadka ajaanibka ahi dalkan ku hayaan.

Hadaba




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured