Madaxweyne Yaanay Isku Shaandheyntu kaa Noqon Kudka Guur oo Qanjo u Guur. W/Q Farxaan Cali cigaal

0
Sunday June 17, 2018 - 15:27:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Yaanay Isku Shaandheyntu kaa Noqon Kudka Guur oo Qanjo u Guur. W/Q Farxaan Cali cigaal

    Madaxweyne Yaanay Isku Shaandheyntu kaa Noqon Kudka Guur oo Qanjo u Guur. W/Q Farxaan Cali cigaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Yaanay Isku Shaandheyntu kaa Noqon Kudka Guur oo Qanjo u Guur. W/Q Farxaan Cali cigaal
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweyne haddii reshufle kaa dhab yahay yuu noqonin kii siilaanyo ee afarta wasiir ee reerkooda ah la soo hadhi jiray dadka inta kalena reshufleka ku samayn jiray' ugu horaysii xoghayntaada iyo afarta yaryar ee meesha looga yaacay , haddii kale waa waxba kama jiraan , waxay noqonaysaa tii iyadoo xirsi iyo ina xaashi bulshadu ka qaylinayso  la odhan jiray iyagii reshufle ka soo qora dabadeedna ay kaga bilaabi jireen afarta meesha ka dhaqaaqaya  iyana iska reebi jireen ' Maanta waxaa isha lagu hayaa in arrintu sidii tahay iyo in kale , teeda kale waxaan kuugu darayaa madaxweyne doorashadaadii hore dalka iyo dadkaba dib u dhac bay ku keentay tan dambe dadka caqliga u saaxiibka ah la tasho , hore ayaan kuu idhi madaxweynaha haddii wax ka khaldamaan dalkoo dhan ayey wax ka khaldameen haddii lagu sii adkaystana waxay noqotaa dhiig bax bulshada ku socda, dalkii waxaa wada haysta dagaal aynu ku jirno mid debeda ah iyo ku gudaha ah , sixir barar kasii daraya, biyo la aan soo wajahday goboladii ugu mudnaa adna laguma hayo , waxaa lagaaga baahan yahay inaad doorato iminka raggii caqli, Xal iyo samato bixin kula samayn lahaa yaanu arrinkaagu noqonin kud ka guur oo qanjo u guur.
W/Q
Farxaan Cali cigaal 
Hargeysa/ Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured