Madaxweyne Muuse Biixi oo Madaxtooyada Ku qaabilay, Boqolaal Shacab ah oo Salaanta Ciida ugu Tahay iyo Sawiiro Darren naxariiseed Ku lamaan yahay oo laga qaaday.....

0
Friday June 15, 2018 - 17:17:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1613
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi oo Madaxtooyada Ku qaabilay, Boqolaal Shacab ah oo Salaanta Ciida ugu Tahay iyo Sawiiro Darren naxariiseed Ku lamaan yahay oo laga qaaday.....

    Madaxweyne Muuse Biixi oo Madaxtooyada Ku qaabilay, Boqolaal Shacab ah oo Salaanta Ciida ugu Tahay iyo Sawiiro Darren naxariiseed Ku lamaan yahay oo laga qaaday.....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi oo Madaxtooyada Ku qaabilay, Boqolaal Shacab ah oo Salaanta Ciida ugu Tahay iyo Sawiiro Darren naxariiseed Ku lamaan yahay oo laga qaaday.....

Madaxweynaha oo ay wehelinayeen xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyayaal katirsan ciidamada kala duwan ee dalka iyo haldoor kale oo bulshada katirsan, ayaa kumannaan katirsan shacabka caasimadda Hargeysa kula tukaday masjid jaamaca weyn ee caasimadda, waxaana ugu horrayn halkaas khudbad ku saabsan Allah ka-cabsiga iyo muhiimadda ay leedahay isku-duubnida iyo wada-jirka ummaddu ka jeediyey wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, waxaana uu shacabka kula dardaarmay inay ku dedaalaan horumarka dalkooda. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa bulshada reer Somaliland ugu baaqay inay xoojiyaan midnimada iyo wada-jirka, kana shaqeeyaan islaaxa, waxaana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, "Maanta oo kale waa maalintii farxadda iyo wada-jirka, dalkeenuna waxa uu u baahan yahay inaynu xoojinno mudnimadeedan oo ay muuqato, Islaamnimadeenna oo ay muuqato walaaltinimadeennu oo nabadda laga shaqeeyo oo wada-jirka laga shaqeeyo oo dadkeena muslimiinta ah ee walaalaha ahna islaaxooda laga shaqeeyo, xukuumadduna dedaalkeeda way ku jirtaa.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo bulshada khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey, ayaa u duceeyey shacabka reer Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ah, waxaana uu Eebbe uga baryey inuu ka aqbalo acmaashii suubbanayd ee ay bishii barakaysnayd ee Ramadaanta soo wadeen, waxaana uu yidhi, "Ilaahay Salaadda ha inaga aqbalo, jamaceennana jamac uu u naxariisto haka yeello, ummmadda Islaamka oo dhanna waynu ugu tahniyadaynaynaa maalinta Cidda, Ilaahayna dambi-dhaaf iyo maqfiro ayeynu u weydiinaynaa.”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured