Madaxweyne Xeradaadu Waa Wada Ul oo Mid la Qaato ma leh?. Wasiirka Raad-baradka Ku ah Hanaanka dawladnimo ee Maaliyadda oo Ku Fashilmay Xilkii Wasaarada iyo Hawlmaalmeedkii Qaranka oo u Jaho-wareeriyey Bari Ilaa Galbeed...

0
Tuesday June 12, 2018 - 07:31:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xeradaadu Waa Wada Ul oo Mid la Qaato ma leh?. Wasiirka Raad-baradka Ku ah Hanaanka dawladnimo ee Maaliyadda oo Ku Fashilmay Xilkii Wasaarada iyo Hawlmaalmeedkii Qaranka oo u Jaho-wareeriyey Bari Ilaa Galbeed...

    Madaxweyne Xeradaadu Waa Wada Ul oo Mid la Qaato ma leh?. Wasiirka Raad-baradka Ku ah Hanaanka dawladnimo ee Maaliyadda oo Ku Fashilmay Xilkii Wasaarada iyo Hawlmaalmeedkii Qaranka oo u Jaho-wareeriyey Bari Ilaa Galbeed...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Xeradaadu Waa Wada Ul oo Mid la Qaato ma leh?. Wasiirka Raad-baradka Ku ah Hanaanka dawladnimo ee Maaliyadda oo Ku Fashilmay Xilkii Wasaarada iyo Hawlmaalmeedkii Qaranka oo u Jaho-wareeriyey Bari Ilaa Galbeed...
Hargeysa(Xogreebnews-Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Raage , ayaa Ku dhex haftay maamulka Wasaarada, isla markaana hawlmaalmeedkii shaqo ee ay qaranka Somaliland u qaban jirtay Wasaarada Maaliyaddu ka dhigay fadhiid curyaamiyey hab-sami u socodka Waaaraadaha iyo Hayaddaha dawlada.
Wasiirkan Raad-baradka ku ah hanaanka Maamul, ayaan garanayn meel u kaga waramo musharaadka qaar kamid Haayadaha dalka,isagoo taas bedelkeedana waqtigiisa iyo dhaqaalihii umadda Ku bixinaya shaqsiyaad waji Ku macaash ah oo Ku siiyo si ay Facebook ugu qoraan amaan been abuur ah oo dhalanteeda, isagoo Ku dabool isleh ceemabaha maamul ee bari ilaa galbeed qayladu isgaadhay.
Wasiir Yuusuf oo dadka eedeeya Ku tilmaamaan inuu yahay shaqsi Madaxweynuhu kula khaldamay mansabka culus ee loo dhiibay, isla markaana aan lahayn aqoon maamul oo heerkaa gaadhiisan, ayaa Ku fashilmay inuu maareeyo mukhkiladaha isku cayn iyo bayd go'an ee hadheeyey Miisaaniyadda 2018-ka ee qaran.
Xogo laga helaayo xeel-dheerayaasha Wasaarada Maaliyadda ayaa daaha ka fayday in aanu wasiirkani lahayn wax khibrad ah oo Ku saabsan hananka shaqo ee Wasarada Maaliyadda, kuwaasoo Ku sababaynaaya isku day ay tibaaxeen inuu Wasiirku isku dayey inuu bedelo Buug Miisaaniyadeedka Wasaarada Maaliyadda ee 2018- ka oo ay sixiyeen golaha Wakiiladdu, tabaadaasoo tilmamaysaa In aanu Wasiirkani haba-yaraatee lahayn wax aqoon iyo nidaam maamul midna u sharciga  dalka u yaala.
Teeda kale, dadka dhaliila hanaanka Maamul ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, iyo qaybaha bulshada ee dalka ayaa sheegaya in meelaha madaxweynuhu Ku fashilmay waxka qabashadana u baahan ay kamid tahay Wasaarada Maaliyadda Somaliland, oo madax u noqdeen Dhalinyaro kala daran oo aan weligood kasoo shaqayn xafiis dawladeed.
La soco xogo iyo baadhis dheeraad ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured