Xoghayah gaarka ee Madaxweyne Muuse Biixi, Mubarak Taani oo Xabsiga u Taxaabay Aqoonyahan Kamid ahaa Kaaderinta Kulmiye...

0
Monday June 11, 2018 - 01:16:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayah gaarka ee Madaxweyne Muuse Biixi, Mubarak Taani oo Xabsiga u Taxaabay Aqoonyahan Kamid ahaa Kaaderinta Kulmiye...

    Xoghayah gaarka ee Madaxweyne Muuse Biixi, Mubarak Taani oo Xabsiga u Taxaabay Aqoonyahan Kamid ahaa Kaaderinta Kulmiye...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayah gaarka ee Madaxweyne Muuse Biixi, Mubarak Taani oo Xabsiga u Taxaabay Aqoonyahan Kamid ahaa Kaaderinta Kulmiye...
Hargaysa(Xogreebnews) Aqoonyahan  Axmed Sh. Nuur Ducaale(Axmed-Biito) oo ah aqoonyahan dayar oo firfircoon isla markaana la soo shaqeeyay xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa Xoghayah gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo isna lagu magacaabo Mubarak Ismaacil tani, ayaa habeenkii xalay xabsiga loo taxaabay.
Xadhiga aqoonyhanka ayaa loo sababeeyey kadib markii barta uu ku leeyahay Facebooga lagu baahiyey qoraal uu dhibsaday xoghayaha madaxweynaha ee awooda badan Mubaarig Ismaciil Taani wararka ay shabakada caalamiga ah ee Hubsad ka helaysay ilo-wareedyo kala duwan waxa xadhiga aqoonyahanka ka dambeeyey isla markaana amar ku soo bixiyey Xoghaye Taani oo adeegsanaya awoodo aanu lahayn


Aqoonyahankan dada yar ee xabsiga loo taxaabay ayaa ay xoghaye Mubaarig Taaniga ololihii madaxtooyada ka soo wada shaqeeyeen ololihii iyo dedaalkii loo soo galay in xisbiga muxaafidka  ah ee Kulmiye hanto kursiga dalka looga arimiyo hasayeshee markii uu xoghaye Taani saaxiibadii ka galay madaxtooyada ayaa waxa u suurta gashay in uu ugaadhsado aqoonyahanka aragtida dheer ee ay isku deegaanka yihiin, xoghaye Taani ayaa la sheegay meel kasta oo uu tago in uu adeegsado kooxaysi iyo xafiiltan uu ku kala jabiyo marba cidda ay wada shaqaynayaan tan iyo intii uu ka shaqaynaayey ururka dhalinyarada SONYO, Xadhiga aqoonyahan Axmed Sh.Nuur Ducaale ayaa laga cambaareeyey gobolo badan sida Gebiley iyo Hargaysa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured